TAHRIIBKU :- waa qorshe safar oo halis ah kuna dhibaateynaysid naftaada ,ehehlkaaga iyo sucmada Qarankaaga .
Somali Criminal Investigation Directorate CID
The Somali Criminal Investigation Directorate (CID) is Responsible for Investigating Crimes
Wacyigilin ku saabsan Tahriibka iyo dhibaatada ay kala kulmaan dhaliyarada Soomalaiyeed
Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada (CID), ayaa kulan muhiim ah la qaatay howlwadeennada kala duwan ee Hay’adda.
Xaflad ay xilka kula kala wareegayeen Taliyihii H**e ee Hoggaanka Baarista dembiyada CID G/Sare Muxudiin Axmad cusman iyo Taliyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay G/Dhexe Ibraahin Aadan Dhaayow ayaa Ka dhacdey Xarunta C ID
Taliyaha Cusub Ee la Wareegay Xilka Hoggaanka Baarista Dembiya C ID G/Dhexe Ibraahin Aadan Dhaayow "Waxaan siiwadi doonaa Horumarinta Hoggaanka Baarista Dembiya "
Taliyihii H**e ee Hoggaanka baarista Dembiyada CID G/sare muxudiin Axmad cusmaan oo hadal ka jeediyey Xafladii xil wareejinta ''xilku waa Qori isku dhiiib mudadii aan joogay hoggaankaan wax badan ayaa noo qabsoo may ''
Kaaliyaha taliyaha Ciidanka Boliiska Sarreeye guuto Maxamed maxamuud maxamed Garaar oo ka hadlay Xil wareejinta CID ' isbedelku waa Suno "
CID ayaa shaacisay in Falalka Argigixisada ay Sanadkaan Aad Hoos ugu Dheceen,kadib Howlgalo qorsheysay oo ay Fuliyeen Hay'adaha Amniga Dalka
19/12/2025
Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID) G/Sare Muxudiin Axmed Cusmaan ayaa Hambalyo ku asteysan Sanad guuradii 82aad ee Asaaska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ugu dirayaa Dhamaan Saraakiisha, Saraakiil Xigeenada, Aliflayda, Dableyda Ciidanka, Xaaskooda iyo Caruurtooda.
"Marka qofka dal uu denbi ka soo galo anaga ka CID ahaan baaris dheer ayaan ku samaynaa si ugu danbayn Hay'adaha Garsoorka aan u gayno loona Maxkamadeeyo".
G/SARE MuxudiinAxmed Cusmaan Taliyaha Hogaanka CID
Hoggaanka Baarista Dembiyada C ID oo lagusoo Kordhiyey System.Casri ah oo loo Isticmaalo Baarista Dembiyada
Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada ee (CID) G/Sare Muxyadiin Axmed Cusmaan "Hey"adda CID-da waxay door weyn ku leedahay la dagaallanka Musuq-maasuqa."
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
