19/04/2025
Isn’t it strange everyone wants to be successful,
but only a few follow the call to success
Come to prayer,
Come to success.
Sow cajiib ma ahan in qof walba u rabo in u guuleysto,
Lkn kaliya dad yar ayaa wadada guusha raaca.
U kaalaya salaada,
u kaalaya guusha.
Adunka salaada aya dadka ugu yeera guusha saxda ah.
19/04/2025
Assalaamu caleykum!
Salaan kadib waxaan waxaa page kan iska leh Xafiiska hubinta dukumeentiyada dhulalka dowlada hoose ee muqdisho SANADADA 1956 ilaa 1990kii
Fadlan si kasta iskaga hubi warqada ka soo baxday xafiiska hubinta & inkale oo yaan laguugu khaldin been abuur u ek warqadaheena ee adigu imaaw xafiiska oo yaan lagaga sheekeynin hadii aad dooneyso dukomeenti sax ah.
Waxaan Page keena soo dhigi doona wax yaabo ku faa ideynayo adiga dhulka gadanaya, wixi suaalo aad qabtidna xafiiska imoow ama page keena message noogu reeb ama comment kaso bixi aan kaga so jawaabno.
Madaxa xafiiska hubinta dukumeentiyada dhulka /head of lands document verification office
CUMAR MACALIN XASAN (Cumar Tugumbe).
guriga
Vi använder en tredjepartstjänst för att översätta innehållet på webbplatsen, vilken kan samla in uppgifter om dina aktiviteter. Läs informationen i integritetspolicyn och godkänn tjänsten för att hämta översättningarna.