Is aqri Inta aadan ku mashquulin, asaagaaga!!
Zakarie Ali Abdullahi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zakarie Ali Abdullahi, Mogadishu.
23/06/2023
Waqtiga iyo waya jooga wax badan ayaad kabaranee
Guubaabadda guurka
Kenya Oo Markale Duqeeyay Xarun Ay Lahayd Shirkada Hormuud.
Diyaaradaha Dagaalka Ee Dowlada Kenya Ayaa Duqeymo Ay Markale Ka Gaysteen Gobolka Gedo waxaa Ay Ku Beegsadeen Xarun Ay Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Ku Lahayd Gobolkaasi.
Afhayeen Uhadlay Shirkada Hormuud Ayaa Warbaahinta Uxaqiijiyay In Xaruntooda Ay Beegsadeen Diyaaradaha Dagaalka Ee Kenya Islamarkana Ay Bur Buriyeen Qalabki, Toweradi Iyo Dhamaan Agabkii ay ka Koobnayd Shirkadaasi.
Xaruntan Oo Ku Taalay Tuulada Cows-Qurun Ee Hoostagta Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo Ayaa La Sheegay In ay Uadeegi Jirtay Dadka Dagan Tuuladaasi Iyo Kuwa Ka Agdhow Balse Diyaaradaha Kenya Ayaa Sabab La”aan Ku Beegsaday Xaruntaasi.
Dowlada Kenya Wax War Ah K**a Soo Bixin Oo Ku Aadan Duqeymada Ay Diyaaradahoodu Ku Beegsadeen Xaruntan Ay Shirkada Isgaarsinta Ee Ugu Wayn Somalia Ee Hormuud Ku Lahayd Gobolka Gedo.
Ma Ahan Markii Ugu Horaysan Ee Diyaaradaha Kenya ay Duqeyan xarumo ay Leedahay Shirkada Hormuud Balse Waxa Soo Noq noqatay Duqaymaha Kenya Iyadoo Lasheego In Duqeymahaasi Ay Jawaab Uyihiin Kuwa Ay Alshabaab Ku Beegsadaan Xarumaha Shirkadaha Isgaarsinta Kenya Ku Leeyihiin Xuduuda Somalia.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
JUBBO
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
