Qofkii soon lagu leeyahy
Sii gudbi wll kheyrka
Munasar Abdirahman
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Munasar Abdirahman, Government Official, Banadir, .
22/01/2026
Waxaan kulan muhiim ah wada yeelanay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Qatar, Mudane Sheekh Cabdulcasiis bin Faysal bin Maxamed Aal-Thaani oo aan ka wada hadalnay arrimo dhowr ah oo ay labada dhinac dan wadaag ka leeyihiin, gaar ahaan iskaashiga amniga ee u dhexeeya labada dal, iyo horumarinta hababka wada-shaqaynta ee dhinacyadan la xiriira.
