17/02/2026
Mohamoud Mohamed Nor Masdile
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamoud Mohamed Nor Masdile, Public & Government Service, Kaaran, Mogadishu.
17/02/2026
29/01/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa, Sarreeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud, oo loo Magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidanka XDS
Magacaabistaadu waa mid ku timid karti, khibrad, iyo hufnaan hoggaamineed oo aad ku kasbatay kalsoonida hoggaanka sare ee dalka.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waa laf-dhabarta difaaca Qaranka, adigana waxaa lagaa rajaynayaa inaad sii xoojiso dib-u-dhiska, anshaxa, iyo awoodda ciidanka si loo xaqiijiyo Dhamaan amniga Dalka.
Waxaan kuu rajaynayaa in Alle kugu garab galo gudashada waajibaadka qaran ee laguu igmaday.
26/07/2025
Waxaan halkaan hambalyo farxadeed uga dirayaa
Taliyaha Ciidanka Booliska Hirshabele Hassan Dhiciso oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Mudane dr Xasan Sheikh mohamuud u Dalacsiiyay Darajada Sarreeyo Guuto .
Runtii waxaad ku muteysatay
Howlkarnimo iyo Hoggaan Ciidan
La falgalka bulshada iyo kor uqaadida Booliska Hirshabele *
Kalsooni iyo la tashi aad la laheyd qeybaha Maamulka.
Sidoo Kaleeto Waxana marnaba la,ilaabi karin doorka hogaamineed ee aad ku leedahay dagaalka lagula jiro cadawga khawaariijta ah.
Allaha kugu asturo waajibaadka culus ee kuu kordhay
05/06/2025
CIID WANAAGSAN
Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka Gaar ahaan Umada Gobolka Shabeelada Dhexe meel kasta oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Waxaan Alle ka baryayaa inuu naga aqbalo ducada, cibaadada, iyo dhammaan acmaasha kheyrka ah ee aynu la nimid maalmahan barakaysan.
Waxaan si gaar ah hambalyo ugu dirayaa qeybaha kala duwan ee Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Iyo Ciidamada Xaq udirirka Macwiisleyda , kuwaas oo Alle ka sokow suurageliyay in aynu ku ciidno nabad iyo xasillooni, kana adkaaday cadowga khawaarijta ah ee dalkayna kusoo duulay.
Ugu dambeyn, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu ciiddan iyo ciidaha kale inagu gaarsiiyo caafimaad, amni, iyo barwaaqo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
1234
