Dr.Mohamed A. Omar

Dr.Mohamed A. Omar

Share

Head Section of Mass Causality Management and Trauma care FMOH-Somalia

Medical Doctor born in somalia also study in somalia during the civil and religious wars in the country and I also campaigner for every Somali to have safe surgery where and when needed it. as well as a how we get the strengh health system that gives every Somali the right to access affordable health care and safe surgery and aneasthesia care

Photos from WHO Somalia's post 18/02/2026
19/08/2025

Sida ku cad qodobka 62ᵃᵃᵈ ee Sharciga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ee tirsigiisu yahay Lr.31, waxaa dhammaan xirfadlayaasha caafimaadka iyo xarumaha bixiya adeegyada caafimaadka lagu wargalinayaa in aan la ogoleyn xayesiin aan waafaqsaneyn habraaca uu jideeyey sharciga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

Laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 19/08/2025 xirfadlihii ama xaruntii aan u hoggaansamin qodobka kor ku xusan waxay la kulmi doonaan ciqaab sharciga waafaqsan.

Photos from Dr.Mohamed A. Omar's post 11/06/2025

Waxaan xalay magaalada Cairo ee dalka Masar kula kulanay dhakhtarka Qaliimada lafaha iyo dhawacyada waliba si qaas ugu takhasusay dhawacyada la xariira Sports ka Dr-Garcadde - Qaliimadda Lafaha iyo Seedaha oo kamid ah dhakhatiirta Soomaaliyeed ee joogta Wadanka masar anagana xalay aan kamid aheyn bukaanada ku booqday xaruntiisa Town Hospital - مستشفى تاون si uu talo iyo daaweynba ugu qeyb qaato walaalkeyga Yahye oo dhawaca kasoo gaaray garabka bidix oo dhawaan mari doono qaliin la xariiro dhawacaas, allaha u fududeeyo qaliinka bogsiimo deg deg ahna allaha siiyo.

29/04/2025

Celebrating my 6th year on page. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Photos from Dr.Mohamed A. Omar's post 04/04/2025

🌍 Global health security in action 🌍
Over two days, World Health Organization (WHO) and partners conducted a complex, multi-country pandemic response simulation — Exercise Polaris — under the Global Health Emergency Corps (GHEC) framework.
This global stress test brought together:
✅ 500+ health emergency professionals
✅ 17+ countries and 20+ regional and global partners
✅ Real-time coordination and strategic decision-making
Together, we tested how we:
🔹 Rapidly share critical information for situational awareness
🔹 Deploy expert teams and surge capacities to where they are needed most
🔹 Align leadership to deliver a coherent, timely global response
💡 Because when we , we build a safer, more resilient world.
A pandemic knows no borders — and neither should our preparedness.

Photos from Stylish's post 19/03/2025
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu