National Commission for Higher Education - NCHE

National Commission for Higher Education - NCHE

Share

National Commission for Higher Education (NCHE)

17/02/2026

Ramadaan Kariim, Ramadaan Kariim

Bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan, Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare wuxuu hambalyaynayaa dhammaan Ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, si gaar ah wuxuu ugu hambalyaynayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku nool yihiinba, waxaan idin leenahay ku sooma nabad iyo barwaaqo iyo dambi dhaaf Alle.

كل عام وأنتم بألف خير، وشهركم مبارك

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Villa
Mogadishu