22/10/2025
Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale Maddaale ayaa hoygiisa ku martigeliyay kulan casho iyo wada-tashi ah oo uu la yeeshay Xildhibaan Beerey, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, labada Xildhibaan ee ku matala Hirshabeelle, Xildhibaanno h**e oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka, saraakiil, Guddoomiyayaal iyo Agaasimeyaal h**e.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray wada-shaqeynta iyo is-xogwaraysi guud oo ku saabsan arrimaha horumarinta bulshada iyo dowladnimada.

15/10/2025
11/10/2025
11/10/2025