Muqdisho Iyo Madaale

Muqdisho Iyo Madaale

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muqdisho Iyo Madaale, Political Party, Gobolka-banaadir, Mogadishu.

Bandhigga buugga MUQDISHO IYO MADAALE waa bandhig ay dhallinyarada Caasimadda u qabnayaan mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale.
#muqdishoiyomadaale
#bandhigbilan

Photos from Muqdisho Iyo Madaale's post 22/10/2025

Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale Maddaale ayaa hoygiisa ku martigeliyay kulan casho iyo wada-tashi ah oo uu la yeeshay Xildhibaan Beerey, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, labada Xildhibaan ee ku matala Hirshabeelle, Xildhibaanno h**e oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka, saraakiil, Guddoomiyayaal iyo Agaasimeyaal h**e.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray wada-shaqeynta iyo is-xogwaraysi guud oo ku saabsan arrimaha horumarinta bulshada iyo dowladnimada.

Photos from Muqdisho Iyo Madaale's post 15/10/2025

Maktabadda Baardheere - Bardera Public Library oo gaaray in ka badan 200 buug, dhowaana si rasmi ah loo daahfuri doono. Buuggaagta la gaarsiiyay Bardera Public Library waxa ka mid ah nuqullo buugga MUQDISHO IYO MADDAALE ah, oo ka hadlaaya waxqabadkii iyo dedaaladii guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale Maddaale.

11/10/2025

Saxiixa buugga muqdisho iyo madaale iyo
Yussuf Hussein Jim'ale Madaale

11/10/2025

Buug saxiixa MUQDISHO IYO MADDAALE.
Yussuf Hussein Jim'ale Madaale


11/10/2025

Dhammaan muuqaallada saxiixa buugga Muqdisho iyo Maddaale.

Photos from Yussuf Hussein Jim'ale Madaale's post 11/10/2025

Yussuf Hussein Jim'ale Madaale

Photos from Muqdisho Iyo Madaale's post 11/10/2025

Buug saxiixa MUQDISHO IYO MADDAALE.

10/10/2025

Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale Maddaale.

10/10/2025

Weyba eed ingky farahséna ini ané haku qeybgalé Buug sahiihé Muqdisho iyo Maddaale.


10/10/2025

Madasha saxiixa buugga Muqdisho iyo Maddaale.


10/10/2025

Mar kale iyo maamuuska buug saxiixa Muqdisho iyo Maddaale.


Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Gobolka-banaadir
Mogadishu
2520