Fananadan soqabo😀
Hurdaaye media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hurdaaye media, Public Service, amuqtaarcahillz@gmail. com, Mogadishu.
29/11/2020
Piqué: "Madaxweyne noqoshada waa dhalanteed aan waligey qabay. Marna ma ogaan doontid mustaqbalka."
"Aad iyo aad baan u ahay culimo waxaanan jeclaan lahaa inaan caawiyo kooxda aan jeclahay oo aan u sameeyo sida ugu fiican. Tanina waxay noqonaysaa mid si weyn loogu diyaar garoobayo qabashada shaqada Madaxweynaha."
L- Frank Lampard oo ka hadlay ciyaaryahanka ugu fiican ee uu ka horyimid:
“Messi. Fogaan fog. Ronaldo iyo Messi waa kuwa taagan laakiin waxaan u maleynayaa Messi awoodiisa shaqsiyadeed, ma u dhawaan kartid isaga markuu ku fiican yahay, waa ciyaaryahan gaar ah aniga ahaanna kan ugu fiican waqtiga oo dhan. ”
.W.R
24/11/2020
🎙️ Luis Suárez oo ka hadlaya Lionel Messi:
“Waan u xiisay Leo, xiriir joogta ah ayaan lenahay. Waan ka warqabnaa saaxiibtinimadeenna, waxyaabo badan ayaan wadaagnaa. Carruurteennu waa saaxiibo, waxaanna leenahay xiriir qoys oo wanaagsan. ”
H.W.C
25/09/2020
Luiz Suarez ayaa kubiirey Atletico Madrid waxa uuna usaxiixey 2sano oo heshiis ah
Nasib wcn luizeto🙏
20/09/2020
Liverpool fans boodboodkina iskawata cawada
Chalsea idinkuna isaso adkeya mesha waxba kuma heysaane🤣
19/09/2020
Eduard mendy wa chalsea player sida hada uxaqiijiye wariyaha caanka ah ee logu kalsonida badanyahay Fabrizio Romano
19/09/2020
Greth Bale ayaa kuso laabtay premier league iyo waliba koxdisi h**e ee Tottenham
Sidookale Tottenham waxay laso saxixatay daafaca bidix ee kooxda real Madrid ee Sergio Reguilon
19/09/2020
Leeds United walee wax yar maso wadaan teamamka top6 ah madax xanuun wa kuridayaan kuwaan sikastoy ahaqtaba hampalyo Leeds United
19/09/2020
Diogo Jota waa iskeenay ani bis waaye horyaalkan waasiiyey rer liverpool😁🔥
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Amuqtaarcahillz@gmail. Com
Mogadishu
