27/11/2025
Kaddib dib-u-eegistii iyo meel marintii ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ee bishii ๐๐๐ฒ ๐๐๐๐ iyo ansixintii ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐ก๐ ee Xeer nidaamiyaha shati-siinta Bankiga dhexe ee Soomaaliya waxa uu shati-siiyay 7 hayโadood oo bixiya maalgelimaha yar-yar.
Waxaan ku wargelinayaa shirkadaha Bixiya Maalgelimaha Yar-yar ee dalka ka howlgala, ee aan weli soo dalban shati, inay degdeg usoo gudbiyaan codsiyada shatiga ugu dambayn ๐-๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐.
-siin
-yar
12/11/2025
๏ฟผ ๐๐๐ซ-๐ฌ๐๐ฑ๐๐๐๐๐๐๐๐
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shati-siiyay 7 hayโadood oo bixiya maalgelimaha yar-yar ee aan dhigaalka qaban, taas oo ah tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo nidaamka maaliyadda dalka.
Goโaanka shat-isiinta shirkadahaan ayaa yimid kadib dib-u-eegistii lagu sameeyay Sharciga Hayโadaha Maaliyaddda(Financial Institutions Law) ee May 2025, isla-markaana lameel-mariyey Xeernidaamiyaha Shati-siinta Hayโadaha Bixiiya Amaahda Yar-yar ee aan Dhigaalaka Qaadan (Licensing Regulation for Non-Deposit-Taking MFIs).
๐
๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐๐๐๐ซ ๐๐ก:
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS) wuxuu ku wargelinayaa shirkadaha Bixiya Maalgelimaha Yar-yar ee dalka ka howlgala, ee aan weli soo dalban shati, inay degdeg usoo gudbiyaan codsiyada shatiga ugu dambayn ๐-๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐.
Si aad u akhrisato War-saxaafadeedka oo dhammeystiran fadlan guji link-ga hoose:
https://shorturl.at/LVWfA
16/10/2025
Intii lagu jiray Shirarka Sannadlaha ah ee Hayโadda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka ee 2025, Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Mudans, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayaa ka qaybgalay dood-wadaag diiradda lagu saaray xasiloonida maaliyadeed.
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ฎ๐ก๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ข๐๐ญ๐ข๐ข๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ ๐๐ข๐-๐ฎ-๐ก๐๐๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ก๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ก๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐, ๐จ๐จ ๐๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐๐ก, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐ ๐ช๐ฎ๐ฅ๐ช๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ก๐, ๐ข๐ฒ๐๐๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐๐ฒ๐จ ๐ฑ๐จ๐ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ง, ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐จ ๐ค๐ก๐๐ญ๐๐ซ๐๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐.
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxaa ka goโan ilaalinta xasiloonida maaliyadeed iyo kobcinta nidaam maaliyadeed oo xooggan loona dhan yahay.
23/09/2025
Kaddib dib-u-eegistii iyo meel marintii ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ee bishii ๐๐๐ฒ ๐๐๐๐ iyo ansixintii ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐ก๐ ee Xeer nidaamiyaha shati-siinta, waxaan billownay shati-siinta Hayโadaha bixiya maalgelimaha yar-yar ee loo yaqaanno (๐๐จ๐ง-๐๐๐ฉ๐จ๐ฌ๐ข๐ญ ๐๐๐ค๐ข๐ง๐ ๐๐ข๐๐ซ๐จ๐๐ข๐ง๐๐ง๐๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ โ๐๐๐๐
๐๐ฌ).
-siin
-yar
18/09/2025
๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐จ๐จ ๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฑ๐ช๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ - ๐๐๐๐
๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฑ๐ช๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐, Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxa uu si mug leh u soo bandhigayaa waxyaabihii u qabsoomay saddexdii sano ee lasoo dhaafay ee dhanka horumarinta kaabayaasha maaliyadda, ballaarinta adeegga Bankiga Dhexe ee heer dowlad goboleed, iskaashiyada hayโadaha caalamiga ah ee BDhS, hirgelinta istiraatijid cusub ee ee Bankiga ee shanta sano ee soo socota 2025 โ 2029, taas oo la filaayo in ay Bankiga ku hagi doonto guulo waaweyn oo wax ka tari doona xasilloonida dhaqaalaha dalka.
Bandhigu intuu socday Bankigu waxa uu soo bandhigay qaar ka mid ah waxsoosaarkiisa kala duwan sida;
๐Warbixinada sanadlaha ah ee Bankiga 2024
๐Waxqabadka Bankiga 2022 - 2025
๐Majalada Bankiga 2022 - 2025
๐Istiraatijiyadda Bankiga 2025 - 2029
๐Daraasado iyo talooyin dhaqaale oo xaqiiqo ku saleysan (evidence-based)
๐Hannaanada lacag-wareejinta degdega ah ee la hirgelyey
Waxaa xusid mudan in ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐ง๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐๐๐ฒ'๐๐๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง๐๐ฒ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ ๐๐ฎ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐จ๐จ๐๐ ๐๐๐ง๐ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐โ๐ข๐ฌ๐๐ kaddib qiimeytii lagu sameeyey waxqabadkiisa muddadii u dhexeysay 2022 - 2025.
Guulahaan iyo kuwa kale oo badan waxay ka tarjumayaan dadaalka uu Bankiga Dhexe ugu jiro in uu si dhammeystiran u guto waajibaadka loo igmaday.
Waxaan u mahadcelineynaa cid kasta oo gacan ka geysatay horumarka Bankigu sameeyey, gaar ahaan shaqalaha Bankiga Dhexe oo aysan laโaantood suurta gasheen in la qabto waxqabad intaas laโ eg.
13/09/2025
๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, isagoo kaashanaya ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ (๐๐๐๐), wuxuu hirgeliyey nidaam cusub oo lagu xoojinayo hubinta aqoonsiga macaamiisha bangiyada dalka.
๐
๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐๐๐๐ซ ๐๐ก: Shuruudahan waxay marka h**e ka dhaqan gelayaan ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ข๐ซ laga ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐จ ๐-๐๐ ๐๐๐๐ญ๐๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐, ka dibna waxaa loo gudbi doonaa guud ahaan dalka.
09/09/2025
๏ฟผ ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ (๐๐๐ก๐) ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ (๐๐
๐) ๐จ๐จ ๐๐๐๐ก-๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฆ๐๐๐ก๐๐
๏ฟผ
๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ (๐๐๐ก๐), isaga oo kaashanaya ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ (๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐
๐ข๐ง๐๐ง๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฉ๐จ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง โ๐๐
๐โ), waxa uu si rasmi ah u daah-furay ๐๐๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฆ๐๐๐ก๐๐.
Mashruucan waxa uu suurta-gelinayaa hirgelinta laba hannaan oo asaasi u ah ๐ค๐๐๐๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐ ee dalka, kuwaas oo kala ah: ๐๐ข๐๐๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฆ๐๐๐ก๐๐ (๐๐ซ๐๐๐ข๐ญ ๐๐ง๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ โ ๐๐๐) iyo ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง๐๐๐๐ก๐ (๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ญ๐๐ซ๐๐ฅ ๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ โ ๐๐). Labadan hannaan ayaa si weyn u horumarin doona hababka ๐ฆ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ก๐๐ญ๐๐ซ๐ญ๐ ๐๐ฆ๐๐๐ก๐๐ ee hayโadaha maaliyadeed ee dalka, gaar ahaan bangiyada iyo hayโadaha bixiya maalgelinta yaryar.
Sidoo kale, kaabayaashani waxa uu taageeri doonaan ๐ฑ๐๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐ iyaga oo xoojinaya ๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ก๐.
BDhS ayaa hawl galin doona, isla markaana ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ labada hannaan.
#๐๐๐ก๐
#๐๐๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐
#๐๐๐๐ฒ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐จ๐จ๐๐ก๐๐ง๐๐๐ก๐๐ฒ
#๐๐
๐
#๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐
23/08/2025
๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐จ๐จ ๐๐ ๐๐ข๐ ๐๐ก๐๐ ๐๐๐ฒ'๐๐๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง๐๐ฒ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ ๐๐ฎ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐จ๐จ๐๐ ๐๐๐ง๐ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐โ๐ข๐ฌ๐๐
Munaasibad maanta lagu qabtay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, ayaa ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ lagu guddoosiiyey ๐๐๐โ๐ข๐ฌ๐๐ uu ku mutaystay ๐ฐ๐๐ฑ๐ช๐๐๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ฅ๐ข๐ฑ๐๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐ ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐๐๐๐ฒ (๐๐๐ง๐๐๐ฒ๐จ - ๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ฒ๐จ ๐๐๐๐).
Munaasibaddan oo ay goobjoob ka ahaayeen Madaxweynaha ๐๐
๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ซ. ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐, ๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐
๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐ฑ๐ฎ๐๐ง๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐๐๐๐, waxaana lagu soo gebagebeeyey barnaamijka ๐๐ฌ๐ฅ๐-๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐๐ง๐ค๐ ๐ก๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐, oo muddo toddobaad ah socday. Xiritaankii munaasibadda waxaa haddallo dhiirrigelin ah ka jeediyey ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐
๐, oo mas'uuliyiinta hay'adaha dowladda kula dardaarmay inay ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ ๐ฅ๐๐๐-๐ฅ๐๐๐๐๐๐ง.
#๐๐ฌ๐ฅ๐-๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐๐ง๐๐๐๐
#๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐๐๐ก๐๐ฑ๐
#๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ฎ๐๐๐ฌ๐ก๐จ
#๐๐ก๐๐ช๐จ๐๐๐ง๐๐๐
06/08/2025
๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ waxa uu dhawaan daabacay ๐ฆ๐๐ฃ๐๐ฅ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ข ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก๐๐ฒ๐ (๐๐๐ฐ๐ฌ๐ฅ๐๐ญ๐ญ๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ, ๐๐๐๐), macluumaadka aad ka heli karto waxaa ka mid ah: ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐ค-๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐๐๐, ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐จ๐จ๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ ๐๐๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐ (๐๐๐ซ๐๐ฑ๐ข๐ฆ๐๐๐ง๐ค), iyo xogo kale oo muhiim ah.
Si aad u akhriso majaladda oo dhammeystiran fadlan guji lifaaqan hoose:
https://centralbank.gov.so/wp-content/uploads/2025/08/CBS-Newsletter_Mid-Year-2025.pdf
#๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐๐๐ก๐๐ฑ๐
#๐๐๐ฐ๐ฌ๐ฅ๐๐ญ๐ญ๐๐ซ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐๐๐๐