Hon. Adan Warsame Elmi

Hon. Adan Warsame Elmi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hon. Adan Warsame Elmi, Government Organization, Mogadishu.

17/02/2026

Ramadaan Mubaarak dhammaan Ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan umadda soomaaliyed ugu hambalyeyna curashda bisha fadliga badan ee Ramadan ,waxan alle kabaryaya in uu naga dhigo kuwo ka faaideysta bishan fadliga badan.

Waxaan ku baaqayaa in bishan barakeysan laga dhigo mid lagu muujiyo sadaqo, isu naxariisasho iyo is-caawin, gaar ahaan garab istaagga dadka danyarta ah iyo kuwa ay saameeyeen abaaraha.

Sidoo kale, waxaa muhiim ah in si wadajir ah looga shaqeeyo nabad waarta, wadajir bulsho iyo horumar guud oo dalkeenna gaara.

Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan acmaasha kheyrka ah.

Ramadaan Mubaarak.

05/02/2026

Tacsi:

Waxaan ka tacsiyaynayaa geerida ku timid Maxamed cabdulaahi Maxamed (deekow) oo ka mid ahaa shaqa wadeenadda wasaaradda Aminiga Galmudug.
Dhammaan Ehelka Qaraabada iyo bahwadagtiisii shaqada oo aan kamid ahay samir jamiila Allaha naga siiyo .

Maxamad oo nin shaqo ahaa ayaa ku shahiiday xeebta hobyo xili uu shaqadiisa ku guda jiray.

Marxuumkana Alle ha ka yeelo kuwa Kitaabkooda midigta laga siiyo Anagana samir iyo iimaan.

‎انا لله وانا اليه راجعون

Photos from Ministry of Internal Security - Galmudug State of Somalia's post 03/02/2026
14/01/2026
09/01/2026
Photos from Hon. Adan Warsame Elmi's post 05/01/2026

waxaan kulan sharaf leh ku qadanay gurigeyga Madaxdii shirka heritage , iyo qaar kamid ah wasiirada dowlada galmudug iyo saaxiibbada kale ee qiimaha leh ee kasoo qeeb galay shirka heritage.

Waxaan si weyn u bogaadinayaa kaalintii wax-ku-oolka ahayd ee ay ka qaateen guusha shirka, talooyinkii dhaxalka reebay iyo xoojinta wadashaqeynta iyo midnimada.

Kulankani wuxuu ahaa mid isbarasho,is xog wareysi, wadajir iyo hiigsi qaran oo ku saleysan horumar waara.

Mahadsanidiin dhammaantiin.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu