AARKA GOR GOR

AARKA GOR GOR

Share

AARKA GOR GOR Fallow 10 K igu tuura codsi🙏

16/05/2026

Taliyaha ciidanka XDS

U qudbeeyay ciidanka daraawishta galmudug taliyaha ayaa ka yaabay hubka lagu soo bandhigay halkaas



14/05/2026

ALAAH U NAXARIISTO
TALIYIHII GUUTADA 8 CALI CADOW
IYO TALIYAHA GUUTADA 9



14/05/2026

Rag culus sxbyaal ilaahay nama kala wado

12/05/2026

9 kaas Madaxwayne midwee ugu fcn ???

12/05/2026

Dareen ku galyay hhh

#

10/05/2026


MUCAARADOW
dadka shabkaa xabada inta ku dareerisan maxaa oga haraysan waan idin raacaynaa maa u leedihiin

09/05/2026


Xaaf oo la dardaarmay Qor Qor warbaa ka dhacay wlhi


07/05/2026

Gaadiidka dowlada ciyaar ciyaar in lagu gubo qaadan mayno gaadiidka qabiilku gubeen ciidankii watay waa in maxkamada la geeyo ma dhici karto in laysa gubo

07/05/2026

BISMILAAH
ninkaan caruurtaydii oo beec ah ayaan wadaa maxaa ka qaldan

05/05/2026

Hooyo Soomaaliyeed oo agoonley ah oo ka cabanaysa duruufo adag guri la aan sheegtana in gurigii laga bixiyay hooyo xaqaaga waad helaysaa insha alaah

Please sxbyaal Muuqaalka gaarsiiya Ma suuliyiinta dalka si ay u caawiyaan hooyadan

Please 🙏

05/05/2026

XDS
Waxanaga ka go aan ah
Maalmaha nagu soo aadan Al shabaab inaan raad koodu halka uuku dambeeyo soo tirno

Insha alaah

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

AARKA GOR GOR
Mogadishu