13/08/2022
Wasiirka Wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha JFS iyo Masuuliyiin kale ayaa Xalay kaqayb galay Munaasabadda lagu Xusayay Maalinta dhalinyarada Aduunka, taasoo lagu qabtay Magalada Mogdishu.
Ministry of Youth and Spots
The Ministry of Youth and Sports mandate is derived from the FGS National Youth Policy and states that it is - based on the principle of cooperation and collaboration of all stakeholders in youth development which includes – government, ministries, civil society, the private sector and young, people – to collaborate and work together to ensure the best result in the development of young men and wo
13/08/2022
Wasiirka Wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha JFS iyo Masuuliyiin kale ayaa Xalay kaqayb galay Munaasabadda lagu Xusayay Maalinta dhalinyarada Aduunka, taasoo lagu qabtay Magalada Mogdishu.
25/05/2022
Wefdi uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Spirtska JFS Deeq Suleyman Yuusuf ayaa ka qayb-galay Shir heer Caalami ah oo socday muddo laba maalmood ah (23-24/05/2022) oo lagaga hadlayay Barashada Xirfadda, Is-dhexgalka Bulshada iyo sidii loogu gudbi lahaa Shaqo hufan.
Intii kulanka uu socday ayaa Agaasime Deeq waxa uu ku soo bandhigay Siyaasadda cusub ee Dhallinyarada Qaranka iyo Qorshe Hawleedka kaas oo lagu hagi doono Maal-gashiga Soomaaliya ee Dhallinyarada afarta sano ee soo socota (2022-2026).
Madasha wadamadaan ayaa waxay Dowladda Soomaaliya uballan-qaadday siddeed qodob oo istiraatijiyadeed oo muhiim ah kuwaas oo waafaqsan NDP 9 iyo Siyaasadda Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed.
28/03/2022
The Director General of the Federal Ministry of Youth and Sports Deek Suleyman Yusuf attended the World Government Summit which officially opened today, March 28, 2022 in Dubai, and will last for three days.
During the meeting, Director General Deeq met with UAE Minister of Youth Shamma Bint Suhail Al Mazrui and Director General of the Emirate Youth Agency Saeed Mohamed Al Nazari.
He also met with Egyptian Youth Minister Prof Ashraf Sobhy, Djibouti Youth Minister Dr. Hibo Moumin, Deputy Minister of Youth of Saudi Arabia and finally Deputy Minister of Youth of Mauritania.
All the leaders met with the Director General and discussed ways to work together for the development of Arab youth.
28/03/2022
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga ee Dowladda Federaalka Deeq Suleyman Yusuf ayaa ka qaybgalay Kulanka Dowladaha Addunka (World Government Summit) oo si rasmi ah maanta, 28ka Maarso, 2022 uga furmay Dubai, wuxuuna socon doonaa muddo seddex maalmood ah.
Intuu shirku socday, Agaasime Guud Deeq wuxuu kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyaradda ee dalka isu taga Emaraatka Shamma Bint Suhail Al Mazrui iyo Agaasimaha Guud ee Wakaaladda Dhalinyaradda emaraatka Saeed Mohamed Al Nazari.
Wuxuu kaloo la kulmay Wasiirka Dhalinyaradda Masar Prof Ashraf Sobhy, Wasiirka Dhalinyaradda Djibouti Dr. Hibo Moumin, Wasiir ku Xigeenka Dhalinyaradda Saudi Arabia iyo ugu dambayntiina Wasiir ku Xigeenka Dhalinyaradda Dalka Mauritania.
Dhamaan madaxdaasi uu Agaasimaha Guud la kulmay waxay ka wada hadleen sidii layskaga kaashan lahaa horumarinta Dhalinyaradda Carbeed.
25/03/2022
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Sports JFS Xil, Xamza Saciid Xamza ayaa Hamablyo iyo Bogaadin Udiray Ali Hassan Idoow oo kaalinta 2aad ka galay Orodka 800m oo ahaa Orod Caalami ah 1AAF waana bilad Silver ah.
13/02/2022
Tartanka Horyaalka Kubadda Koleyga ee wadamada Carabta ee kasocda Dalka Emaraatka, ayaa maanta Guul wayn ka gaartay Xulkeena Dalka Soomaaliya.
Hambalyo Hambalyo
08/02/2022
Maanta waxaa bilaabanaaya tartanka hoyaalka kubadda koleyga ee wadamadda Carabta. Somalia iyo Algeria ayaa caawo 8 da Dubai time isku aadan, habeen dambe 6da magribnimo Somalia iyo Lebanon ayaa isku aadan, waxaana lagu ciyaarayaa AlNasr Club, OUD METHA ROAD, DUBAI. Gelistu waa free.... reer UAE kasoo qaybgal wacan.
Somali Team guul baan urajynayaa.