Gudoomiyaha Koxda hilaac oo ka war bixiyay Safarka Cali shiine oo ku joogo france.
Kaftanka Kubada cagta
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaftanka Kubada cagta, Public & Government Service, Muqdisho, Muqdisho.
23/02/2023
Garabkii ka midka ahaa Gudiga doorashada ee Cali shiine u boobayay doorashada oo ayaka la boobay
Doorashada waxaa loogu tala galay inuu daadihiyo gudoomiyaha gudiga doorashada
Taas ma dhicin oo waxaa doorasho isku sheegii Cali shiine ku qabtay Elite Hotel waxaa daadihiyay Xoghayaha xafiiska joogo ee xiriirka
Xoghayaha guud ee xiriirka doorashada waxuu ku leeyahay door ah inuu gudiga doorashada ka caawiyo Logistiga iwm
Lkn inuu doorashada ku milmo oo uu gaaro heer uu doorashada daadihiyo waa meel ka dhac Dastuurka SFF
12/07/2022
Hada kan ma kooxa naf ka raadisay πππ
15/03/2022
Somali National Team
22/02/2022
Goolhayaha Leeds united, xili Ronaldo uu box-ka rigoorada dhaxdiisa kubada ku heystay
15/02/2022
Mahaan waa leysku budeeyay
Man city wey xajiisay Wareega sideed dhamadka.
01/02/2022
Maxaa xal u ah Kubada Cagta dalka
19/01/2022
π¨ Rwandan referee Salima Mukansanga makes history as becomes the first woman to officiate an Afcon matchβ
01/01/2022
Maanta waxaa muqdisho laga furay tartan magaciisu yahay Code Red Stars Cup oo shirkada Astaan Sports ay maamuleyso
Maamulka Tartankan maamulaayo waxey lasoo xiriireen gudoomiyahayaasha kooxaha dalka Ay u sheegeen iney isu diyaariyaan ka qeyb galka tartankan
Kadib maxaa dhacay, waxey tartanka gudoomiyayaasha Kooxaha/Naadiyada dalka uga saareen qaab aan aheyn anshaxa kubada cagta, si iskood ah ayey uga saareen waxeyna ku dhaheen Waxaan idinkaga reebnay adinka dhaxdiina is dagaashan.
Gef ayey ku tahay Astaan iney dhahaan kooxaha dalka is dagaashan, hadii lakala aragti duwan yahay macnaheedu maahan dagaal, gudoomiyayaasha kooxaha dhaxdooda ayey kubad dheelaan dhowr waqti oo kala duwan.
17/12/2021
Reer deyniinle ninkan ajnabiga ah ayaa maanta laga hor keenay
12/12/2021
Deg Deg:
Cabdiqani Saciid Carab oo ahaa Gudoomiyaha Xiriirka Kubada cagta Soomaaliyeed ayaa caawa xilkii laga xayuubiyay ka dub Markii la Sheegay inuu jabiyay xeer u yiilay Xariirka Kubada Cagta Soomaaliya islamarkaana uu xilkii ka qaaday Xoghayahii Xariirka yuusuf Muxudiin.
Cali Shiine oo ahaa Gudoomiye Ku xigeenka ayaana sii Hayn doona Kursigaan inta ka dhiman doorashada.
Go'aanka ugu dambeeya ayaa la sugayaan caawa waxaana soconaya Kulama kala duwan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Muqdisho
252
