Somali .National. Leugeu

Somali .National. Leugeu

Share

In aad indhool noqoto waxa kaxun in aad aragiina qabtid aragtina la' dahay

Photos from Somali .National. Leugeu's post 12/01/2022

Cusub 2022

12/01/2022

Dhaliyin rada waxan ugu baqaynaa inay dawlad nimada wax ka dhisan aysan noqon kuwo wax kadumiyo

31/08/2019
25/08/2019

Wa taloyin mu hiim ah ee inala daawo masul

24/08/2019

HADDII AANU HAWEEN JIRIN, GAADHI LAMA HAWEYSTEEN
----------------

Inkasta oo qofkii ugu horreeyey ee dunida ku soo kordhiyey hal-abuurka samayska baabuurta hadda la isticmaalaa uu ahaa nin u dhashay dalka Jarmalka oo lagu magacaabi jiray Karl Benz, haddana hal abuurkaasi ifka uma uu soo bixi lahayn haween la’aantood.

Muddo sannado ah ayaa uu Karl Benz ku dhiirran kari la’aa in uu soo bandhigo hal-abuurkiisa, laakiin cabsidaasi waxa ay joogsatay, markii uu guursaday gabadh lagu magacaabi jiray Bertha Ringer (Bertha Benz) oo la garab istagtay taageero dhaqaale, afkaar cusub oo la xidhiidha samayska gaadiidka, iyo midka ugu weyn oo ahaa in ay ku dhiirrisay inuu bannaanka u soo saaro hal abuurkiisa uu la baqayey.
Bertha ayaa si geesinimo leh ugu dhiiratay in iyada oo labadeeda carruur ah wadata ay ku safarto gaadhiga uu Benz la baqayey, waxa aanay miidaamadaas u gashay si ay saygeeda u tusto in ay cabsidiisu been tahay.

Dhiirrashadaas Bertha ayaa bilow u noqotay in Karl Benz uu gaadhigii sii horumariyo iyo in isaga iyo afadiisu ay wada samaystaan shirkadda illaa maanta shaqaysa ee Marcedes Benz oo baabuur qaaliya soo saarta.

Xigasho: Kamaal Marjaan

24/08/2019

Waa qalab cusub oo uu jaban soo saray kaa oo qofka kulalka ah qabow urarayo

24/08/2019

Waxan bilaabay naana in aan soo Qorno shekoyinka iyo dhaman sxp Page waxan ku soo gudbin dona wadaniyada iyo wadan jacelka

Want your business to be the top-listed Government Service in Muqdishow?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Muqdishow
WARTANABADA&GEEDJACEL