AQOON wadaag

AQOON wadaag

Share

252616636245

12/06/2024

Ducada iyo isdhuldhiga wxey ku garsiyan adoonimada heerka ugu sareysa

29/05/2024

Noloshu mar weliba cashar ayey ku bareysa ee adiga ardey wax ka barta nooqođź’Ż

03/02/2024

Niyooyinka wanaagsani Alle agtiisa k**a dayacmayan si kasto ay dadka qalad ugu fahman

28/07/2022

Murug-taada
"Salaad ayaa jirta"

xanuunkaaga
"Quraan ayaa jira"

Nolashaadan cidhiidhiga ah
"Waxaa jirta istiqfaar"

Riyooyinkaaga
"Duco ayaa jirta"

Wax kasta oo aad adduunyada ku gu seegay
"Janno ayaa jirta!”❤

09/07/2022

اقسم الله

18/04/2022

Jaceyl aa

03/04/2022

Daawada qalbiga

27/02/2022

ما شا الله

08/02/2022

Waa kee wllkaa

09/01/2022

NOLOSHU WAA IMTIXAAN
PLEASE SHARE AND FOLLOW

08/01/2022

——xikmadaha nolosha——

1. Caawi dadka in ka badan inta ay kaa filayaan. Waliba caawi adiga oo jecel in aad caawisid.
2. Ha rumaysan wax kasta oo aad maqashid!
3.Ha wada isticmaalin waxa aad haysato ee bar kaydso. Hana seexan hurdo badan oo ku seejisa dantaada.

4. Marka aad qof ku dhahaysid waan ku jeclahay, dheh adiga oo ay dhab kaa tahay.
5. Aamin in jacaylku ku dhalan karo qofka arigtada ugu horeysa!

6. Jeclow qof jacayl dhab ah xiiso badan leh. Waxa dhici karta in qofka aad jeceshahay kaa tago. Taasna waxa aad ku dareemi kartaa nolosha dhabta ah.

7. Dadka meel hakaga dhicin oo ha caayin.
Si degan u hadal, laakiin si dhaqso ah u fikir.
8. Hadii uu qof ku waydiiyo su’aal aanad rabin in aad ka jawaabto, u ilka cadee oo waydii:
Maxaad u rabtaa in aad arintaa ogaatid?

9. Qofka hindhisa u ducee

10. Isfahmid la’aan yari yay kaa duminin saaxiibtinimo wayn.

Want your business to be the top-listed Government Service in Qansaxdheere?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


22
Qansaxdheere
55