17/03/2026
munaaaasabadda ciidka awgeed Update cusub ayaan idinkugu samaynay xarunta Oslo Studio ee magaaladda Qardho.
Xasuus wanaagsan u reeb carruurtaada
Xarunta waxay ku taalaa kasoo horjeedka Maamulka gobolka karkaar ama waxay ku haysaa dhinaca Darul Asnaan Qardho.
Kala xiriir: 907989929
05/06/2025
munaaaabadda ciidka awgeed Update cusub ayaan idinkugu samaynay xarunta Oslo Studio ee magaaladda Qardho
Xarunta waxay ku taalaa kasoo horjeedka Maamulka gobolka karkaar ama waxay ku haysaa dhinaca Darul Asnaan Qardho.
Kala xiriir: 907989929
08/05/2025
QARDHO: Maalinta berito ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loo daah-furo Deri Plaza Hotel oo ka kooban qeybo kala duwan hotelkii jiifka,maqaaxi, supermarket iyo qeybta shidaalka gadiidka.
26/03/2025
Qardho : horey u gaar xarunta Oslo Studio oo u reeb carruurtaada xasuus qurux badan.
Kala xiriir: 907989929
21/03/2025
RAMADAAN KARIIM
QARDHO: Sawiradii ciidka ayaa ka bilaamay xafiiska oslo studio soo booqo xarunta si aad xasuus qurxoon u reebato
πΈπ₯.
Welcome to Oslo Studio qardho
Ugu imow Sawiro Tayo sare leh πΈ
Xaruntu waxay ku taala Qaybta dambe DarUL Asnaan ama ka soo horjeedka Maamulka gobolka karkaar
Nagu soo booqo Xarumeheena!
βοΈ 90-6793986 / 7989929/ 6762367