Oslo Studio

Oslo Studio

Share

Oslo Studio Qardho nagu soo booqo xarunteena, Sawiro iyo Vedio Quality leh iyo qiimo ku raali galiya.

Photos from Oslo Studio's post 17/03/2026

munaaaasabadda ciidka awgeed Update cusub ayaan idinkugu samaynay xarunta Oslo Studio ee magaaladda Qardho.
Xasuus wanaagsan u reeb carruurtaada

Xarunta waxay ku taalaa kasoo horjeedka Maamulka gobolka karkaar ama waxay ku haysaa dhinaca Darul Asnaan Qardho.

Kala xiriir: 907989929

04/03/2026

Qardho: xarunta oslo waxay kuu diyaarisey meeli qurxoon oo aad ciidkaaga isku qurxiso.
Soo gaar xarunta si aad u reebatid xasuus qurxoon.
Oslo Studio

03/08/2025

Waa arooskii siciid axmad Nuur ee ka qabsoomay degaanka Buur xakareed.

Photos from Oslo Studio's post 05/06/2025

munaaaabadda ciidka awgeed Update cusub ayaan idinkugu samaynay xarunta Oslo Studio ee magaaladda Qardho

Xarunta waxay ku taalaa kasoo horjeedka Maamulka gobolka karkaar ama waxay ku haysaa dhinaca Darul Asnaan Qardho.

Kala xiriir: 907989929

Photos from Oslo Studio's post 08/05/2025

QARDHO: Maalinta berito ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loo daah-furo Deri Plaza Hotel oo ka kooban qeybo kala duwan hotelkii jiifka,maqaaxi, supermarket iyo qeybta shidaalka gadiidka.

18/04/2025

Team oslo Bosaso dhalinyaro ku suntan dhiiranaan
Iyo adeeg tayo leh .

Oslo bosaso kala xiriir 6270818/7699732

Photos from Oslo Studio's post 26/03/2025

Qardho : horey u gaar xarunta Oslo Studio oo u reeb carruurtaada xasuus qurux badan.

Kala xiriir: 907989929

22/03/2025

Qardho: xarunta oslo waxay kuu diyaarisey meeli qurxoon oo aad ciidkaaga isku qurxiso.
Soo gaar xarunta si aad u reebatid xasuus qurxoon.

Oslo Studio

22/03/2025

Ramadaan. Kariim

Bosaso: Oslo studio waxay isu diyaarisey in ay ciidka ku qurxiso. Boooqo xarunta si aad xasuus qurxoon u reebato.

Oslo Studio

22/03/2025

Oslo studio Hoyga qurxinta sawirada.

Booqo xarunta oo reebo xasuus aad dib u milicsato.

Photos from Oslo Studio's post 21/03/2025

RAMADAAN KARIIM

QARDHO: Sawiradii ciidka ayaa ka bilaamay xafiiska oslo studio soo booqo xarunta si aad xasuus qurxoon u reebato
πŸ“ΈπŸ”₯.

Welcome to Oslo Studio qardho
Ugu imow Sawiro Tayo sare leh πŸ“Έ
Xaruntu waxay ku taala Qaybta dambe DarUL Asnaan ama ka soo horjeedka Maamulka gobolka karkaar
Nagu soo booqo Xarumeheena!






☎️ 90-6793986 / 7989929/ 6762367

Want your business to be the top-listed Government Service in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Qardho