Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar

  • Home
  • Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar
Website

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar Bogga rasmiga ah ee Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar.

DIB U SHAACIN FURSAD SHAQOGaroowe, Sebteembar 2, 2026; Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxa ay ba...
02/09/2026

DIB U SHAACIN FURSAD SHAQO

Garoowe, Sebteembar 2, 2026; Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxa ay bahda waxbarashada ee danaynaya ku wargelinaysaa in dib loo shaacinayo fursadda shaqo ee Maamulka Dugsiga Sare ee Waaberi ee Degmada Bandar-Bayla, Gobolka Karkaar.

Dib-u-shaacintan ayaa timid kaddib markii aan la helin codsade buuxiyey shuruudaha iyo halbeegga ku xusnaa shaacintii 1-aad ee 4-tii Bisha Ogoosto 2026 ee Wasaaraddu ay baahisay.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ilaalinaysa tayada hoggaaminta iyo hagidda goobaha Waxbarashada waxa ay go’aamisay in fursaddan dib loogu celiyo tartan furan, si loo helo Maamule ku habboon oo buuxiya halbeegga iyo shuruudaha xilkan.

Wasaaraddu waxa ay ku dhiirrigelinaysaa dhammaan dadka leh aqoonta iyo khibradda muhiimka u ah xilkan in ay ka faa’iidaystaan fursaddan, isla markaana ay codsigooda ku soo gudbiyaan muddada iyo habraaca ku xusan Linkiga codsiga.

https://moeplstate.so/jobs-vacancies/

Fiiro gaar ah; soo gudbinta codsigu waxa ay ku egtahay Sebteembar 10, 2026.

Explore current jobs and vacancies at MoEHE Puntland.

Maamulka Dugsiga Cali Afyare ee Qardho ayaa Munaasabad qado-sharaf iyo dhiirigelin ah u sameeyey barayaasha dugsigaasi.K...
28/08/2026

Maamulka Dugsiga Cali Afyare ee Qardho ayaa Munaasabad qado-sharaf iyo dhiirigelin ah u sameeyey barayaasha dugsigaasi.

Kulanka ayaa ahaa mahadcelin ku aaddan guulihii waaweynaa ee dugsigu ka keenay imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland (2025–2026).

Kulanka waxaa goob-joog ka ahaa Maamulka Waxbarashada Degmada Qardho, Kormeeraha Waxbarashada Gobolka Karkaar.iyo masuuliyiin kale.

Masuuliyiinta ayaa ammaanay hagar-baxa barayaasha, iyagoo xusay in guushani ay muujinayso tayada iyo qiimaha waxbarasho ee dugsiga iyo guud ahaan Gobolka Karkaar.

Barayaasha ayaa dhankooda u mahadceliyey maamulka, waxayna ballan-qaadeen inay sii laba-laabi doonaan dadaalkooda ku aaddan ilaalinta darajada sare ee dugsiga.

Maamulka Waxbarashada Degmada iyo Kormeeraha Waxbarashada Gobolka Karkaar waxay qirayaan in maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Sare ee CaliAfyare ay qabtaan shaqo wanaagsan oo hawl kar ah runtii bogaadin iyo mahad gaar ahna Mudan insha alah halkaas halaga sii wado dadaal joogta iyo tayada waxbarashada oo inta kasii wanaagsan baa inoo balan ah.

Sidoo kale waxaan barayaasha iyo Maamulkaba ku dhiirigelinaynaa in sanadkan danbe na guulo intaas kabadan la xaqiijiyo.

Alla mahadle.

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐨𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬Ku: 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐫Ujeeddo: Fasaxa 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐢 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝(𝐍𝐍𝐊𝐇).Waxa...
24/08/2026

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐨𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬

Ku: 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐫

Ujeeddo: Fasaxa 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐢 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝(𝐍𝐍𝐊𝐇).

Waxaa la ogeysiinayaa Dhammaan Maamulayaasha Dugsiyada Gobolka Karkaar in, Munaasabadda 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐢 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝(𝐍𝐍𝐊𝐇)awgeed ay beri oo ku beegan 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐨 𝟐𝟓-𝟖-𝟐𝟎𝟐𝟔 ay fasax tahay.

Sidaas Daraadeed Waxaa Maamullada Dugsiyada laga codsanayaa inay gaarsiiyaan dhammaan Macallimiinta, ardayda iyo shaqaalaha dugsiyada.

Mahadsanidiin.

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar oo Daahfuray Imtixaan Macallimiin.Guddoonka  Waxbarashada Gobolka Karkaar ayaa Da...
13/08/2026

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar oo Daahfuray Imtixaan Macallimiin.

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar ayaa Daahfuray imtixaan lagu tartamayo boosas Macallinimo ee ka bannaan dugsiyada ku yaalla 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚, 𝐘𝐚𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐮𝐮𝐝𝐨

Imtixaanka waxaa u fadhiistay Macallimiin kala Duwan oo u Tartamayay jagooyinka Waxbaridda ee Dugsiyada
𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞/𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 iyo dugsiyada sare ee ku kala yaala 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚, 𝐘𝐚𝐤𝐚, 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐮𝐮𝐝𝐨.

Imtixaanka ayaa lagu qabtay hoolka 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚 - 𝐐𝐚𝐫𝐝𝐡𝐨 iyadoo ujeeddadu tahay in la helo macallimiin aqoon, karti iyo tayo leh oo Buuxiya baahiyaha waxbarasho ee Deegaannadaas.

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in fursadaha Shaqo lagu bixiyo si hufan, caddaalad ah oo ku Saleysan aqoon iyo karti.

.

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡.𝐉𝐚𝐠𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧:  𝟖 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐇/𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐥 𝐑𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐝 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚 𝐆-𝐊𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐫Guddoonka Waxbar...
02/08/2026

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡.

𝐉𝐚𝐠𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧: 𝟖 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞
𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐇/𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐥 𝐑𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐝 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚
𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚 𝐆-𝐊𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐫

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar iyo Degmada Qardho Waxaa uu ku wargelinayaa Macalimiinta inay banaan tahay Fursad Macalinimo qofkii dananaya inuu fursadaas Macalinimo ka faa'idaysto soo Codsan karo Fursadaas Macalinimo.

Qofkii codsanaya Waxaa laga rabaa in uu CV-giisa Keeno Xafiiska Guddoonka Waxbarashada Gobolka karkaar ugu danbeyn 𝐊𝐡𝐚𝐦𝐢𝐬 𝟎𝟔-𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭-𝟐𝟎𝟐𝟔.

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡.𝐉𝐚𝐠𝐚𝐝𝐚𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧:  𝟏 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐘𝐚𝐤𝐚𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐝𝐡𝐨Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar iyo De...
02/08/2026

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡.

𝐉𝐚𝐠𝐚𝐝𝐚𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧: 𝟏 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞
𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐘𝐚𝐤𝐚
𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐝𝐡𝐨

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar iyo Degmada Qardho Waxaa uu ku wargelinayaa Macalimiinta inay banaan tahay Fursad Macalinimo qofkii dananaya inuu fursadaas Macalinimo ka faa'idaysto soo Codsan karo Fursadaas Macalinimo.

Qofkii codsanaya Waxaa laga rabaa in uu CV-giisa Keeno Xafiiska Guddoonka Waxbarashada Gobolka karkaar ugu danbeyn 𝐊𝐡𝐚𝐦𝐢𝐬 𝟎𝟔-𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭-𝟐𝟎𝟐𝟔.

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡.𝐉𝐚𝐠𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧:  𝟖 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢 𝐇/𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐃𝐡𝐮𝐮𝐝𝐨𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚 𝐆-𝐊𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐫Guddoonka Waxbarashada Gobol...
02/08/2026

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡.

𝐉𝐚𝐠𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧: 𝟖 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞
𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢 𝐇/𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐃𝐡𝐮𝐮𝐝𝐨
𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚 𝐆-𝐊𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐫

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar iyo Degmada Qardho Waxaa uu ku wargelinayaa Macalimiinta inay banaan tahay Fursad Macalinimo qofkii dananaya inuu fursadaas Macalinimo ka faa'idaysto soo Codsan karo Fursadaas Macalinimo.

Qofkii codsanaya Waxaa laga rabaa in uu CV-giisa Keeno Xafiiska Guddoonka Waxbarashada Gobolka karkaar ugu danbeyn 𝐊𝐡𝐚𝐦𝐢𝐬 𝟎𝟔-𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭-𝟐𝟎𝟐𝟔.

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡.𝐉𝐚𝐠𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧: 𝟓 𝐛𝐚𝐫𝐫𝐞.𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐛𝐞𝐫𝐢 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚.𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚 𝐆-𝐊𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐫Guddoonka Waxbarashada...
02/08/2026

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡.

𝐉𝐚𝐠𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧: 𝟓 𝐛𝐚𝐫𝐫𝐞.
𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐛𝐞𝐫𝐢 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚.
𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐲𝐥𝐚 𝐆-𝐊𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐫

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar iyo Degmada Qardho Waxaa uu ku wargelinayaa Macalimiinta inay banaan tahay Fursad Macalinimo qofkii dananaya inuu fursadaas Macalinimo ka faa'idaysto soo Codsan karo Fursadaas Macalinimo.

Qofkii codsanaya Waxaa laga rabaa in uu CV-giisa Keeno Xafiiska Guddoonka Waxbarashada Gobolka karkaar ugu danbeyn 𝐊𝐡𝐚𝐦𝐢𝐬 𝟎𝟔-𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭-𝟐𝟎𝟐𝟔.

Sawiro Ardayda Dugsiga Warsame Cadde ee Degmada Shaxda ee Gobolka karkaar oo ku guda Jira Xiisad ka mida ah xiisadahooda...
23/04/2026

Sawiro Ardayda Dugsiga Warsame Cadde ee Degmada Shaxda ee Gobolka karkaar oo ku guda Jira Xiisad ka mida ah xiisadahooda oo practical-ka ah.

Dugsigu waqtiyadii Danbe Waxaa u sameynayey Koboc iyo Hagaajin dhanka Waxbarashada ah.

# iyo .

Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddoonka Waxbarashada Gobolka Karkaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed government service?

Share