01/08/2024
HAMBALYO 26 GUURADII ASAASKII DOWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYEED.
waxaan Puntland u rajeyn Guul iyo Barwaaqo.
Pegaka Rasmiga ah Gudoomiye ku-xigeenki Hore Ee xisbiga Sincadπ³π±
01/08/2024
HAMBALYO 26 GUURADII ASAASKII DOWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYEED.
waxaan Puntland u rajeyn Guul iyo Barwaaqo.
04/07/2024
Nairobiβ 04 July 2024: Guddoomiyaha Degmada Bosaso ahna Duqa Magaalada Bosaaso Mudane Abdifatah Mohamed Cismaan (Shanlle) ayaa kulan la qaatay UNDPIOM UN-Habitat Norwegian embassy Swiss embassy Natherland embassy kulankaaso daarna Qorshaha horumarinta magaalada bossaso 5 sano ee socota iyo Bosaso city strategy inshalah waxaan rajaynynaa Bosaso hormarta Oo magaaloyinka ugu fiican Somalia Noqota Guulayso Gudomiye Abdifatah Haji Shanle
βππππππππβ
06/06/2024
Tacsi:
Shiikh Mubaarak Shiikh Maxammed Rabiic ayaa caawa ku Geeriyoday Garoowe Rabbi shiikha ha u naxariisto, fadhigiisa fardowsa haga yeelo.
30/05/2024
Waaya arag Somalia isku wadi kara Madxweyne H.E Said Abdullahi Deni π«‘π«‘
29/05/2024
Sanad guuro wanaagsan dhamaan bulsho waynta reer Maakhir.
03/02/2020
Waxaa xafiiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha Gobolka Karkaar ka socda diwaan galinta naadiyada Heerka labaad ee ka qayb gali doona koobka isdhexgalka Dhalinyarada iyo Police.
Gudoomiye Ku-xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Maxamed Siciid Cumar iyo xoghayah xirirka kubada cagta gibolka karkar yusuf handul ayaa manta naadiga Flamingo ka gudoomay Aqoonsigooda.
shire Gaambis