Degmada Qoryooley Hambalyo
Maamulka Degmada Qoryooley
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maamulka Degmada Qoryooley, Government Organization, Maamulka Degmada Qoryooley, Qoryooley.
Mudo dheer kadib alx wabiga Shabelle
Hambalyo
Sanad guurada 66 CXD
Maamulka Qoryooley
08/04/2026
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha hoose dhawaan ay soo Magacaawday DFS ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilkiisa.
31/03/2026
🎉 SOO DHAWEYN CUSUB 🎉
Bulshada iyo Maamulka Degmada Qoryooley waxay si diirran u soo dhaweynayaan
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Abdifatah Siidi
🗳️ Diyaar garow buuxa oo Doorasho Qof iyo Cod ah Ka qaybgal, ka warhayn, ka mid noqo isbeddelka deegaankaaga!
30/03/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Abdifatah Siidii oo loo igmaday xilka Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.
Xilkan laguu dhiibay wuxuu xambaarsan yahay masuuliyad weyn iyo kalsooni qaran, waxaana la rajeynayaa in aad ka soo dhalaasho adigoo mudnaanta siinaya amniga, cadaaladda iyo horumarka bulshada.
Shacabka Gobolka Shabeellaha Hoose waxay maanta u baahan yihiin hoggaan mideeya, dhageysta, isla markaana horseeda isbedel muuqda—waana ku kalsoonahay inaad doorkaasi si sharaf leh u qaadi doonto.
Allaha kuu fududeeyo xilka, hana kaa yeelo mid horseeda guul iyo barwaaqo.
Hassan Sheikh Mohamud Dadka Dhargan miyaad Madaxweyne u tahay ?
( Sh Dalxa ) | Hassan Ibrahim Ahmed
waxaa la Afduubanayaa Dadka codbixiyasha oo kararkooda ka doonten Degmoyinka..see.more
Madaxweyne farmajo sodhawaw 2026 dalku waa kutabay
Madaxweyne h**e Farmaajo: "Shacabku waa qalbi jaban yihiin bacdamaa ay dowladoodii is haystaan, Musuq-maasuqu uu baahsan yahay".
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Maamulka Degmada Qoryooley
Qoryooley
