Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Gobolka Salal

Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Gobolka Salal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Gobolka Salal, Government Official, Salal, Saylac.

20/04/2023

Iskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska
Gobolka Salal
Waxu dhambaal hambalyo ah u dirayaan guud ahaamba shacabi waynaha jamhuuriyada Soomaliland.
Waxaanay alle ugu baryayaan in ciidkan ciidkiisa barwaaqo iyo badhaadhe ku gaadhsiiyo shacabka jamhuuriyada iyo dhamaanba muslimiinta.
اللَّهُمَّ تَقَبَّلْ مِنَّا صَلاتَنَا وَصِيَامَنَا وَقِيَامَنَا وَرُكُوعَنَا وَسُجُودَنَا يَا الله يَا أَرحَمَ الرَّاحِمِين

16/02/2023

Wasiirka wasaarada ganacsiga Soomaaliland Maxamuud Xasan Sacad Saajin oo bulshada Laas-Caanood ugu baaqay wada hadal.

28/01/2023

Kuwa aan ummadooda u naxayn ee ganacsatadana magaca ka kharibayaa waxa ay marayaan heer ay xataa DAAWOOYIN-kii Ganacsiga dalka loo keenay ee saxda ahaa ay inta ay India & China la tagaan iyadoo FAKE ah ay dalka keenaan. Kuwo badan ayay talaabo ka qaaday Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiisku.

Marka talaabo laga qaado ee la asturana, waxa ay helayaan suxufi iyo siyaasi igu shubo ah oo aan waxa ay qorayaan xogogaal u ahayn. Haddii mukharibiinta Ganacsiga ee alaabtooda FOOJARIGA ah laga joojiyay is asturi waayaan - la asturi maayo ee waa la baahin doonnaa xogtooda.

In meel looga soo wada jeedsado mukharibiinta Ganacsiga ee magaca ka dilaya ganacstada dalka isla markaana sumaynaya ummada waxa ku jira bad-baadada dadkeena iyo ajar aakhiro iyo adduunkaba ah.

26/01/2023

Shaqo wacan Agaasime

Photos from Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Gobolka Salal's post 17/01/2023

Sawiro : Wafti ay hogaminayaan Gudoomiyaha Gobolka Selal oy ku wehelinayaan iskuduwayaasha
Ganacsiga iyo dalxiiska
.Xananada xolaha
.qorshaynta qaranka
Gadiidka iyo jidadka
aya weli ku guda jira kormeer Wacyigelinta Diwaan gelinta codbixiyaasha Doorashooyinka aya So kormeeray degaanada hosyimada degmada saylac ee gobolka Salal.

07/01/2023

Deg-deg:- Wasiir Saajin Iyo Wafti Uu Hogaamiyo Oo Maanta Gaadhay........

07/01/2023

Deg-deg:- Wasiir Saajin Iyo Wafti Uu Hogaamiyo Oo Maanta Gaadhay........wasiir xisaabtisa isku goystay wasiir saajin

06/01/2023

Wasiirka wasarada ganacsiga iyo dalxiiska
Ayaa deeq u qaybiyey ganacsato Danyar ah
Maanta oo jimcaha magalada borama jasaka lah

17/11/2022

Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Somaliland ayaa Buugga dalxiiska ee Somaliland gudoon siisay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane, Mustafe Muxumed Cumar.
Agaasime ayaanle shaqo wacan sx

Photos from Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Gobolka Salal's post 26/10/2022

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL Mudane Mohamud Hassan Saad “Saajin” oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee wasaaraddu Mudane Abdirashid Ibrahim Sh. Abdirahman ayaa maanta kulan la qaatay wafti balaadhan oo ka socda Baanka Horumarinta Afrika. Waxa uu waftigu warbixin ka siiyay wasiirka halkay marayso qorshaha dhismaha waddada Lowyaddo-Farddaha-Borama.
Waxa kale oo laga wada hadlay muhiimadda dhaqaale ahaan ay leeyihiin horumarinta kaabayaasha dhaqaaluhi, horumarinta ganacsiga iyo siddii ganacsiga dalka loo fududeyn lahaa (Trade Facilitation).

Photos from Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Gobolka Salal's post 26/10/2022

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL Mudane Mohamud Hassan Saad “Saajin” oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee wasaaraddu Mudane Abdirashid Ibrahim Sh. Abdirahman ayaa maanta kulan la qaatay wafti balaadhan oo ka socda Baanka Horumarinta Afrika. Waxa uu waftigu warbixin ka siiyay wasiirka halkay marayso qorshaha dhismaha waddada Lowyaddo-Farddaha-Borama.
Waxa kale oo laga wada hadlay muhiimadda dhaqaale ahaan ay leeyihiin horumarinta kaabayaasha dhaqaaluhi, horumarinta ganacsiga iyo siddii ganacsiga dalka loo fududeyn lahaa (Trade Facilitation). Good news

Want your business to be the top-listed Government Service in Saylac?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Salal
Saylac