27/12/2025
SOMALIDU WAA MUNAAFIIQIN!
hadaad aragtid dadku haya somaliya Yaan lakala jarin, somaliya Yaan la qaribin, waa labo mid
1) daarood
2) hawiye
dadka dalka dumiyey oo somali kala qaybiyey oo sameeyey 4.5 wax la dhaho waa iyaga, waxa leh Yaan somaliya lakala geyna waa iyaga, intaas wxaa usii dheer waxa meelkasta oo somaliya kamid ah gacanta ku haya waa labadooda waxa qabyaalada wadana waa iyaga
marka Somaliland aqoonsigeed waxaa ka xun waa labadaas wadankii cunnay oo qabyaaladu haraysey, dadka somaliyeed oo kale waa dad og Somaliland inay tahay dad iyo dal ku saxan xornimadooda
Yaan lagu Marin habaabin Somali kala guurtay ismana taqaan, qabyaalada, burburka, dilka, dhaca, boobka, iyo faquuqa waxa horkacaya waa iyaga waxa dalka faaidada ku qabana waa iyaga
marka dadka lagama caqli badna ee Yaan lays waalin, qofkasta maanta qabyaaladii iyo munaafaqadii wuu barta
30/10/2025
Dowladda Federaalka ayaa caawa mushahar u fasaxday ciidamada PSF, DanabPL iyo kuwo kale oo dhammaantood ku sugan puntland
19/08/2025
Halkani waa degmada labile waxay u dhaxaysaa gallaadi iyo buuhoodle
Degmadaan waa degmo kulansatay cagaar iyo ciid gaduudan
15/08/2025
Ninka ugu madaxa adag dunida ayaa laga helay dalka burundi
15/08/2025
GALKACYO:πΈπ΄π
galkacyo waa magaalo ku taal gobolada dhexe ee somaliya, waxay u dhaxaysaa gobolada galgaduud iyo nugaal, waa magaalo leh wax ka duwan dhamaan magaalooyinka somalidu degto!
galkacyo waa meelaha milliteriga ka caagan, mahan goob dowladi si toos ah amnigeeda u sugi karto, sidokle mahan meel hal beel awood ku leedahay ee waa meel reer walba aaminsan yahay hubkiisa!
galkacyo waxay leedahay dukaamadii hubka lagu iibinayey jumlo iyo tafaariiq, waa magaalo soo martay dhib nooc walba oo ay tahay!
dagaalka, aanooyinka, dilka, weerarka, dhaca gaadiidka, dhul boobka iyo jidgooyooyinku waa iska caadi, oo waxay dhahaan dadkeedu ninkii xoogleh bay xaajo u rumowdaa!
beelaha degan waxaa kamid ah
1) majeerteen
2) habar gidir
3) madhibaan
4) leelkase
5) sheekhaal
6) dir
7) carab
beelahaas ma jirto beel beelkale la heshiis ah oo beel walba meel bay ku go,doonsan tahy, ma jirto beel ka badbaaday waxii ka dhici jirey galkacyo
15/08/2025
Kani waa calanka baluuga ah ee somaliya lagu yaqaan, calankaan wuxuu ahaa kuwa dunida ugu qaymaha badan, maanta lakiin waa calamada rifrifka leh ee dadku liidaan!
Dowladii somaliya ee jilbaha weyneed ee somalidu ruugtay calankaan k**a dambeyn oo uu raacay, maanta somaliya qaybo kamid ah lagama isticmaalo, sababtuna wa dalkii oo kala goo,ga,ay iyo dadkii oo kala feegnaan buux dhaafisay!
Boobka, dhaca, kufsiga, qabiilka, qaxarka, masiibada, ololka, dabka, iyo sunta somaliya ka jirta waa nadaamka qabiiliga ah ee somaliya aadka u isticmaasha, hadana aysan koob faaido ah maanta aysan ku qabin, dadyow bilaayiin gaaraya maanta waxay fiirsanayaan somaliya halka ay ku dambayn doonto, dadka somalidu iyagu waa rajo beel oo qaarna dalkii bay kala feenanayaan qaybna cagaha ayay uga baxsadeen oo qaarkood baddaha halista ah ayay cagta dhigteen!
Madax weyne walba ee somalia soo mara wuxuu dhahaa dalka yaan lakala jarin oo wadaniyada halaga shaqeeyo, hada ogow asagu qabiil buu meesha ku yimid, ku darso waxa dalka awood ugu badan leh waa beeshiisa, beelihii somalida qayb la fiigsado, qayb la cumburiyo, qayb la hayb sooco, iyo qayb loo hanjabo ayay ukala baxeen!
Somaliland iyadu gar ayay ku taagan tahay inay go,do maanta somaliya maanta qofkii wax ama dalkii wax ku darsada asaga laftiisa ayaa gubanaya oo waa dhim bil dab ah maanta somalia!
Hubka, gaadiidka, miisaaniyada dalka, iyo dhamaan waxyaabaha loogu deeqo somaliya waxaa afka iska mariya shaqsiyaad gaar ah oo qabiil ku jooga dalka, dilka dhac iyo boobku waa iska nolol maalmeedkooda, somaliland waxay waajib u leedahay inay go,do, sidokle puntland xaq bay u leedahay inay go,do, sidkle maamul walba, waayo maamul walba wuxuu heli lahaa dadyar oo uu maamuli karo waxna deeqsiin karo, lkn inta la isdulsaaran yahay maanta somaliya waa holcaysaa!
15/08/2025
waa tuma somaliland?
somaliland waxaa laysku dhahaa gobolada waqooyi ee somaliya, somaliland mudo 34 sano kor u dhaafaysa waxay ku jirtaa raadinta hadafkeedii ugu weynaa oo ah madax banaani, hardan iyo dhidid badan kadib maanta waxay fiiqa usii maraysaa halkii ugu dambeysey ee dal lagu aqoonsado
dowlada maraykanka ayaa 5 dal oo madax banaani usoo rafaaday asbuucaan dib u eegaysa, dalalkaas waxaa horkacaysa somaliland oo ah foolaadka iyo raf u jooga aqoonsi raadinta!
dadka somalidu maanta gees ilaa geees waxay jecel yihiin intooda aqoonta lahi inay somaliland go,do oo ay noqoto dal madax banaan si culeyska, camburka, silaca, macaluusha, iyo rafaadku u yaraado!
somaliland waxa ay aad ugu nugushahay maanta in qalinka lagu jiido dal noqoshadeeda ka dhanka ah ee caalamku ku han wayn yahay!
somaliland waa gobolada ugu dambeeya somaliya maanta somaliya guul bay u tahya inay aqoonsi helaan lkn somalidu ma oga, somalida waxaa lagu shubay filin la magac baxay wadaniyad oo aan qalbiga ahayn, erayga wadaniyad waxaa ku qaraabta rag tirsan oo mahan hadalkaasi uurka ee waa afka baarkiisa!
somaliya rafaadka, abaaraha, macaluusha, qaxarka, baahida, naf waayaga iyo haliilka waxaa u sabab ah is dul saarka iyo culeyska somalidii oo buux dhaafshey dalkii oo aan dowladi ka jirin
maanta ogow somaliland oo aqoonsi heshey waa guul somali usoo hooyatye, anigu maanta ma ahi dadka degan gobolada waqooyi lkn waxaan ahay qof fahansan wadciga iyo waayaha koonkaan ka jira maanta aan joogno!
culayska oo lakala qaadaa waxaa le helayaa fursado badan iyo dalyar oo la xukumi karo!
garab istaag bay somaliland maanta igooga baahan tahay inteena wax garadka ah ee aqoonta u sxpka ah
12/08/2025
dumarka somalida!
dumarka somalidu inta badan waa dumar ku dhalmo daaya 40ka halka caalamka 90 jirka haweenka ah ay dhasho sanadkasta!
dumarka somalidu waa duul ka duwan dhamaan koonka waxa haween jooga oo mahan wax aan halkaan kusoo koobi karno mana ahan wax aan halkaan arimahooda ku faahfaahin karno.
waxaad arkaysaa naag somali ah oo raaceysa nin aan u qalmin diin ahaan iyo caqli ahaan, iyo kuwo aan masuuliyadooda qaadi karin!
waana waxyaabaha u keena welwelka iyo kimri qalalka ee ku sababa dhalmo la,aanta ayaga oo aan si fcn u gaboobin
dumarka somalidu waa dad aan feker dheereyn waxaanse u sheegaya nin idin qalma u kuur gala iska ilaaliya ina adeerow iyo ina abtiyowda