Macdan Naadir ah oo laga helay Awdal
Inside News
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Inside News, Unkown, .
Halkee ayay Somaliland ku Taal?
Click the clip
22/12/2025
Right Now Hargeisa The president of the Republic of Somaliland had a meeting with the National Committee of the Investigation & Evaluation of the events that occurred in Awdal region.The president of the republic…
09/07/2025
Somaliland Trade Hargeisa – 8/7/2025 Deputy Minister Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland , Mr. Jawhar Siciid Warsame, Director General Mr. Mohamud Hussein Adan, and the organizing comm…
30/06/2025
DEG DEG WASIIRKA GANACSIGA SOMALILAND Shirka Hogaamiyeyaasha Ganacsiga Somaliland & Imaaraadka oo Ka Dhacay DubaiShir ballaadhan oo lagu magacaabay “Somaliland: Albaabka Ganacsiga iyo Maalgashiga Geeska Afrika” ayaa ka dhacay Hotee…
30/06/2025
Shirka Hogaamiyeyaasha Ganacsiga Somaliland & Imaaraadka oo Ka Dhacay Dubai
Shir ballaadhan oo lagu magacaabay “Somaliland: Albaabka Ganacsiga iyo Maalgashiga Geeska Afrika” ayaa ka dhacay Hoteelka Jumeirah Emirates Towers ee Dubai, isaga oo isu keenay masuuliyiin sare, ganacsato iyo maalgashadeyaal caalami ah.
Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa khudbaddiisa furitaanka ku soo bandhigay fursadaha maalgashi ee Somaliland sida dekedaha, tamarta, kalluumaysiga iyo dalxiiska, isagoo xusay siyaasadaha fududeynta maalgashiga iyo xasilloonida dalka.
Shirku wuxuu kusoo dhammaaday casho isbarasho iyo is-afgarad ku saabsan iskaashi maalgashi oo mustaqbal leh oo dhexmara Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.
24/06/2025
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Eng. Maxamuud Xuseen Aadan, Maamulaha Xafiiska Wasiirka, Mudane Ridwaan Cabdirashiid, iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadaha Mudane Barkhad Sh Abib Hassan, ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay Xafiiska Wasiirka wafti heer sare ah oo ka socday Xafiiska Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Ingiriiska (British FCDO) ee Somaliland.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wadashaqaynta dhanka horumarinta, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga iyo dalxiiska, iyadoo labada dhinac ay ka go’an tahay in la kobciyo fursadaha iskaashi ee jira.
28/05/2025
Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo la kulmay dhigiisa dalka aynu jaarka nahay Ethiopia
28/05/2025
Wasiirka Ganacsiga Itoobiya ayaa indhaha ka jeediyay Wasiirka Ganacsiga Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Nuur wuu eegi kari waayay siijeed ayuu salaanta kaga qaaday macnaha halkaasi ku jiraa waa in ninkaasi yahay Wasiir kalsooni ku qaba naftiisa
11/11/2024
Aniga oo ah Musharax Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Afaraad ee xisbiga Talada dalka haya Walaalayaal waad ogtihiin in Dalkeenu doorasho galayo kaliyana ay inooga hadhsan tahay mudo hal maalin
Waxaan Shacabka Gobolka Awdal waydiisanayaa inay Codkooga isiiyaan naguna doortaan Waxqabad ictiraaf Horumar iyo Badbaadinta Qarankeena Somaliland Walaalayaal Codkiinu waa Mustaqbalkiina waa Himiladiina waa aayihiina waa midka aynu dalkeena ku Gaadhsiin karno isku Filnaansho barwaaqo Nabad wada noolaansho
Waxna waanu Qabanay waxna waa noo dhiman yihiin sidaa darteed Muwaadinka Sharafta lahoow Codkaaga Sii Xisbiga Kulmiye iyo Ururka Hilaac ee uu Hogaaminayo Prof Ahmed ismail Samatar waad ogaydeen Fariintii madaxweynuhu idiin jeediyay hadii maanta ururkiina aad la soo bixi waydaan ree Awdaloow waa arin foolxumo inagu ah si aynu cabashada soo noqnoqtay ee Saamiqaybiga u soo Afjarno doorta Hilaac iyo Kulmiye
Mahadsanidiin Mahmoud Hassan Sa'ad
19/10/2024
Waan u mahad naqayaa Haweenka Gobolka Awdal Taageerada Miisaanka leh ee ay u muujiyeen Xisbiga Kulmiye. Haweenku waa laf dhabarta bulshada.
