15/05/2023
Ogeysiis. Dhamman ardada jecel barashada luuqadda Englishka gaar ahan naxwaha, sida tense IWM. schoolka Al-imra educational institute wuxuu bilaabayaa xisad cusub oo habeenkii bacdul maqrib ah lagana bilaabi doono Tense. Wixii faahfaahin ah boorka hoose.
14/09/2022
Maamulka gollaha deegaanka degmada xuddur oo uu horkacayo kusimaha gudoomiyaha degmada Xuddur mudane Ali Xusen ayaa maanta lakulmey Gudoomiyaha gobolka bakool,Mudane Abdi tol Ajandaha kulanka maanta Wuxu ahaa adkeynta amniga deegaanka Xuddur shirkan ayaa ku soo beegmay xili Gudoomiyaha Degmada Xudur Mudane Cumar Cabdullhi iyo Kuxigeenkiisa 2aad Raxamo Nor dheere ay safar shaqo ugumaqanyihiin magaalada Badhaba.
13/09/2022
Kusimaha Gudoomiyaha Degmada Xuddur Ahana Gudoomiye Kuxigeen 1aad ee Degmada Xuddur mr.Ali Husen
Sxb sare Allh kuu fudadeeyo xilka culus ee laguudheebay
01/08/2022
Cafimaad taam ah Allah siiyo walalken
Abdiaziiz Shekh Hassan Lugbur
Insha Allh
05/07/2022
Hambalio hambalio waxan farhada lageybsaneyaa sxbkey qaaliga ah Nuur Aadan Fadoosh
Oo heerka waxbarasha koowaad u soo dhamaatey
Sxb waxaan kuleyaxay hambalio kunjeer
25/05/2022
مشااللہ
hanbaliyo sxb sare
23/05/2022
👏Hambalyo Hambalyo mudane agaasime Hussein Sheikh Mohamud xilka culus ee laguu igmaday alle hakula garab galo mudane agaasime
28/04/2022
Xillibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay Kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.
Doorasho ka dhacday caawa Xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wareegga ugu dambeeyay ku tartamay Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Xasan Cabdi Nuur.
Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada oo loo kala helay sidaan.
Xasan Cabdinuur oo helay 89
Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe 163.