Xuddur Media

Xuddur Media

Share

Xuddur Media ysfwhgevhsje

21/11/2024
06/10/2023

Waa xagee guubtaan

28/09/2023
13/09/2023

'Cabasho aan meel gaaraynin maxaa laga cabanaa

13/09/2023

Wazaaradii waxbarasha deg xudur oo macalimiintii sifo sharcidaro ah ku ceerisay ayaa hadana u yeertay lamana ogo sababta iyo wakhtiga ay sii joogi doonaan maadaama sharuudaha qabiileed ee lagu xulo shaqaalaha deg Xuddur aany dhamistirnayn!!!!!!

Hadaba maxay kulatahay adiga!!!

Photos from Xuddur Media's post 11/09/2023
Photos from Xuddur Media's post 11/09/2023

War deg deg ah
Kudhowaad 9 macalin oo wax kadhigaysay Bokool Pramaray and secondary aya shaqada laga soo ceriyey. Kadib isbedl dhowaan lagu sameeyey maamulihii h**e ee Macalin ciise
Macalimiintaan ayaa lasheegay in ay soo buuxin waayeen sharuudihii xudur lagu dhaqmi jiray sida in ay noqdaan beesha ugu caansan degmada Xuddur ee madahdoodii ay joogto
Macalimiintaan ayaa lasheeqay in ay ahaayeen beelaha reer 8 ee dega deg Xuddur iskuulka ayaa ladionayaa in dhowaan in macalimiin cusb loo qaato lamana oga meesha laga soo xuli doono
Hadaba su'aasha iswaydiinta mudan ay ah casharo noocee ah ayaa loo dhigi doonaa arday?

11/09/2023
Want your business to be the top-listed Government Service in Xuddur?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Xuddur
BAKOOL