CiilTiraha Dunida

CiilTiraha Dunida

Share

Ciiltire blog personal sahafi professional journalism

29/06/2024

Xamda sililiqo OO shalay Hargeisa lagu Soo dhaweeyey iyadoo gaajoonaysa markey noqotey ayey Dib u Soo caydey somaliland

13/02/2024

Daawade adigu mays bedeshay😂😂

13/02/2024

Waxan qac way dhaaftay qabaabaaac😂

18/01/2024

Team dahir allasaw iyo team gaar.haye waxba laysku reeban

07/01/2024

Qolyaha aadka uga soo horjeeda. Somaliland iyo in aay aqoonsi hesho oo caalamka laga ictiraafo. Dooda marna ma Ka eegeen dhinaca positive ah oo koobsanaya faiidooyin badan oo soomalida guud ahaanba usoo kordhaya .
1: hadaay dhacdo in Somaliland la aqoonsado waxaay u dhismi doontaa ciidan ahaa. Dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaanba. Taasna waxaay us soo kordhin doonta faaidooyin badan soomalida . Waxaana Ka mid ah.
A: in la hello dawlad kale oo soomaaliyeeda oo leh ciidamo Kala duwan .sida ciidan cir ,ciidan dhul, ciidan Bad iyo ciidan sirdoon kuwaas oo garab iyo gaashaanba u noqon kara ciidamada kale ee soomalida jabuuti iyo ciidamada soomaliya.
2: sidoo kale waxaay samaysan karaan iskaashi miletry iyo iskaashi sirdoon. Iyagoo yagleelaya heshiisyo wada shaqaayneed iyo midnimo guud.
3: sidoo kale waxaay soomalidu noqon lahayd qoomiyad geeska Africa loo daba fadhiisto arimihiisa amaba guud ahaanba Africa Ku leh saamayn waayn .sababtoo ah waxaa meesha Ka abuurmaya sadex kursi oo ah midowga Africa. Sadex kursi oo ah urur goboleedka igad. Sadex kursi oo jaamacada carabata ah . Sadex kursi oo ururka iskaashiga islaamka ah iyo sadex kursi oo qaramada midoobay ah. Oo dhamaantoodba aay soomaliyi leedahay aaynan Ku fadhiyaan masuuliyiin metelaya uamada soomaliyeed. Sidoo kale is kaashada markaay qadiyad iyo Dan soomaliyeed midkood u doodayo. Sidoo kale waxaay noqonayaan codad lagaga xisaabtamo ururadaas caalamiga ah . Oo dawladuhu waxaay wakhti gelin lahaayeen sidii aay usoo dhowaysan lahaayeen. Iyaguna waa masuuliyiinta soomalida eh waxaay uga faidaayn lahaayeen wadamadooda. Maadama dunida maanta political integration uu aad u sareeyo .
4:sidoo kale soomalidu iyagoo sadex daawladood oo si walba u dhisan ayay wada ilaashan lahaayeen danaha guud ee caamka ah qoomiyad soomli ahna lagu wadaago.
5: waxaay sidoo kale wado diblamaasiyadeed ama mid ciidanba kuusoo celin lahaayeen labada umadood ee Ka maqan 5tii soomaalieed . Iyagoo iyana Ka mid noqon lahaa daawlado kale oo soomaaliyeeda.
5: waxaay iska garabsan lahaayeen cadawgooda guud mid gobolka ah iyo mid dibada ahba.
6: waxaay Ku heshiin lahaayeen suuq dhaqaale ama waxaay saamyntooda umada soomaliyeed uga faidaayn lahaayeen suuqyada dhaqaale ee caalamiga ah iyo kuwa Africa.
7: sidoo kale waxaa samaysan lahaayeen mabaadii guud oo midnimo iyo iskaashi ah. Tani waay sahlantahay waayo waa sadex daawladood oo isku umad ah. Waxaana yaraan lahaa saamynta qabyaaalada iyo qabiilku Ku leeyihiin soomalida iyo nidaamkooda dawlad nimo. Waayo waxaa hada u sabab ah in qabyaaladu iyo isticmaalka qabiilku uu Meel aad u saraysa marayo. Farkhriga iyo shaqo la'aanta baahsan ee dhalinyarada soomalida haaysta. Hadii umaduhu helaan sadexdaas daawladood waxaan hubaa in nidaamka dhaqaale ee qoomiyada soomalidu aad ISU bedeli Doono taasina waxaay sababi doontaa degenaansho iyo xasilooni bulsho.

Guntii iyo gunaanadkii waxaa hubaal ah aqoonsiga Somaliland inuu faiido waayn oo balaadhan u yahay umada soomaalida oo dhan.
Talada ugu mudakarsan ee maanta soomalida dhamaanba aay Ku tanaadi lahaayeen waa 5tii soomaliyeed oo mid kastaa halkiisa dawlad Ku noqdo . Taasna waxaa ugu dhoow laba maanta waa daawlado jira oo la aqoonsanyahay. Somaliland oo mudo 32 sano dhisnayd shuruudihii dawlad nimona wada buuxisay in maanta soomalida inteeda kale kala shaqayso sidii loo aqoonsan lahaa.

BY Æhmêd Ôthmæñ Ælí Çììltìrê

23/10/2023

Baabulaahi somaliland xamar ayaan ku darana

22/10/2023

Baabulaahi OO kabaha la dulmaray Samaroon iyo Dhulbahante

Earn-easy- Helping You Make Money Easily 15/07/2023

Earn-easy- Helping You Make Money Easily Earn-easy is the #1 marketing network. With over $14 million paid to 300k members, Earn-easy lets regular users make money with social media and friends!

Photos from CiilTiraha Dunida's post 25/04/2023
Want your business to be the top-listed Government Service in Istanbul?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Istanbul