Raayacalimit Iklum

Raayacalimit Iklum

Share

waa page aad ku qancidoonto ,waxaad kadaalacan doonta maad,madadaalo,iyo warar xiisa badan ee adigu Like ta igu taageer walaalo. soo dhawow gacama furan.

Photos from Raayacalimit Iklum's post 04/06/2023

My time 💄🥰

29/04/2023

💙🖤

Photos from Raayacalimit Iklum's post 24/11/2022

Saameen ku-yeello nolosha inta aysan ku-saameen 🧠✅🥰❤️🤩

03/10/2022

Saddex maalmood ka dib geeridaada, dhammaan cidiyahaagu waxay ka daadan doonaan jidhkaaga. Afar maalmood ka dib geeridaada, dhammaan timahaagu waxay ka soo fuqi doonaan qolofta jidhka ee ay ku dhegganyihiin. Shan maalmood ka dib geeridaada, maskaxdaadu waxay bilaabi doontaa in ay soo daadato, waxaana ka dhargi doona cayayaanka. Lix maalmood ka dib geeridaada, maqaarkaagu wuu madoobaan doonaa, waxaanu bilaabi doonaa in uu goo'go'o, si tallaabo-tallaabo ahna uu uga dhammaado lafaha. Todoba maalmood ka dib, calooshaadu way mudhuudhuqi doontaa, waxaanay sii dayn doontaa ur aad u qadhmuun oo ka soo bixi doonta jidhkaaga afka laga bilaabo ilaa xubnaha taranka. Lixdan maalmood ka dib geeridaada, dhammaan jidhkaagu wuu dhammaan doonaa, marka laga reebo lafaha..

Soomaaligaagan farriinta akhrisanayoow, muhiim maaha sida wajigaagu u qurux badanyahay, laakiin ugu dambaynta waxaad cunto u noqon doontaa dirxiga marka lagu soo aaso ee iilka lagu geeyo. Fadlan meel iska dhig islaweynida oo xusuuso qabriga. Ilaahay dhammaanteen ha ina hanuuniyo. Aamiin.

~ Turjumid aan toos ahayn

20/09/2022

"Magaalada makka al_mukarama duleedkeeda waxaa ku yaallo dooxooyiin iyo waadiyaal ,

"Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Nebiga csw isagoo dhex socda mid ka mid ah waadiyaasha
Ayaa waxa uu ka soo kordhacay ,

'Xayawaan lagu magacaabo oo lugaha iyo qoorta leysugu xiran oo la soo ugaarsaday,

,Markey aragtay rasuulka csw qalbigeeda farxad ayaa gashay , Markii uu u soo dhawaaday ayeey u cabatay iyadoo iska ooyneysa ,Waxa uu ku yiri " , yaa sidaan kuu xir xiray?

Kolkaasay tiri Rasuulkii allow Waxaa isoo ugaarsaday Nin yahuudi ah Waxaa ii jooga caruur aan naas, nuujiyo Anigoo saakay u soo qaraab doonay ayaa shabaq uu ninkan yahuudiga dhigtay aan ku dhacay;

Waxaan ku weydiisanaa in aad wakiil iga noqoto oo aan baxo ciyaalkeyga soo naas nuujiyo ka dib aan soo noqdo"

Waxa uu ku yiri Nebiga kolley waan kuu weydiinaa , Ninka yahuudiga hadduu kaa ogolaado waan ku damiinan,

Ninkii yahuudiga ayaa yimid waxa uu ku yiri ,maxaa ku agfadhiisiyay ugaarteyda,

Rasuulka csw isagoo dhoola cadeynaya ayaa ku yiri " Deeradan iska fasax ciyaal ayaa ku xariira weey soo nuujineysaa weeyna kuu soo laabaneysaa,

Yahuudiga isagoo ku jeesjesaya ayaa yiri Xayawan mar la qabtay oo la deeyey miyaa soo noqonaya,

Nebiga ayaa ku yiri weey kuu soo laabaneysaa waa ballane iska fasax inteey ka soo noqoneysa bedelkeeda aniga gacmaha iga xir inteey ka timaado anigaa ka wakiil ah!!

Waa uu fasaxay rasuulkeena csw ayuu badalkeeda gacmaha ka xirtay!!

"Deeradii waa ay carartay ciyaalkeedii ayeey u tagatay waxey ku tiri 'dhaqsada Nuugamada boobsiiya waayo waxaan u xirnaa nin i ugaarsady fursadaan yar oo aan idiinku soogaray waxaa iga wakiil ah rasuulka alle csw

" Caruurteedii waa ay diideen in ay caanihii ka nuugaan iyagoo gaajo daran heyso

Waxey dhaheen caano ,miyaan cabnaa iyadoo rasuulkii alle gacmaha ka xiran yahay.

Sidii biriqda ayadoo u duuleysa ayeey waxey timid meeshii laga fasaxay ,

Waxey tiri rasuulkii allow ilmihii weey diideen in ay caanaha iga nuugaan wxey dhaheen miyaan canaba cabeeyna ayadoo rasuulkii alle xiran yahay ,marabno,

Nebiga csw waa uu iska ooyay
Yahuudiga oo xaalada saameeyn weeyn ku yeelatay xaalada meesha ka socoto,
,ayaa ku yiri maxaa kaa oysiiyay

Rasuulka csw waxa uu yiri waxey ii sheegtay in ciyaalkeedii diideen in ay nuugaan ayagoo sabab uga in aan aniga hooyadood ka wakiil ah aan gacmaha ka xirnaa

Yahuudigii intuu iska ooyay ayuu meesha ku islaamay,

Deeradiina ku yiri waad fasaxan tahay ilaahey dartiis ;

meeshii ayuu islaamkiisa ku wanaagsanaday kana mid noqday asxaabta kuwa rasuulka ugu dhaw, csw

Qisadan haddii ay ku soo jiidatay Wll

garee scw scw 💖💕💖💕

02/09/2022
02/09/2022

Hubaal in ay aragtay hooyadeed oo saan loo dhibaateenayo

02/09/2022

Ku Saliya Suubanaheena SCW

29/08/2022

Hooyo labada daarood Rabbi danbigaaga dhaaf oo jannadii ku geey🤰

28/08/2022

Layaab: Gabar lagu mehriyey Meherkii ugu qaalisanaa dalka Koonfurta Suudaan, tallow muxuu ahaa?




21/08/2022

Qoraa caan ka ah Tiktok-ga oo si cajiib ah u fasirtay micnaha jaceylka,

21/08/2022

markii ugu horeesay ayee Soomaaliya ku matashay waxayna ka qabatay xil ween.

Want your business to be the top-listed Government Service in Kampala?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Kampala