Somali Waa Mid

Somali Waa Mid

Share

Waa madal u furan Somali oo dhan

Photos from Abdisalan Media's post 08/31/2021

Maashaa Allaah, mahad dhammaanteed Ilaahay ayey u sugnaatay inoo suurto geliyey kuna ilhaamiyey inay u keento deegaanada waqooyiga fog ee Buuraleyda kaa daboolay baayida weyn ee bukaanada deegaanada fog. Intii ka qayb qaadatay Ilaahay miisaanka xasanaadka ha ugu daro

10/28/2020

Xarunta xariga iyo xaq darrada!

05/03/2020

Xaaladda Coronavirus ee Somalia oo maalinba maalinta ka dambaysa soo daraysa
Laga helay 722
Dhimasho 32
Bogsaday 44

04/29/2020

Xaaladda Coronavirus ee Somalia oo maalinba maalinta ka dambaysa
Laga helay 528
Dhimasho 28
Bogsaday 19

04/23/2020
04/23/2020

Xaaladda Coronavirus ee Somalia oo maalinba maalinta ka dambaysa ka sii daraysa
Laga helay 328
Dhimasho 16
Bogsaday 8

04/21/2020

Xaaladda Coronavirus ee Somalia oo maalinba maalinta ka dambaysa ka sii daraysa
Laga helay 286
Dhimasho 14
Bogsaday 6

Photos from Somali Waa Mid's post 04/21/2020



Injineero Turki ah ayaa muddo afar iyo tobban maalmood kusoo saaray 100 - kii ugu horreeyay ee qalabka neefta siiya Bukaanada si looga hortago Fayraska Corona. Inaguna xataa waxaan kari waynay inaan badqabkeena kala shaqayno shaqaalaha caafimaad inagoo mar walba garab marayna talooyinkooga

Engineerskan ayaa ballan qaaday inay kordhinayaan sameynta qalabka sida wayn caalamku ugu baahan yahay xilligan.🇹🇷

Want your business to be the top-listed Government Service in Chicago?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Winthrop
Chicago, IL
60660