Doorashadii Golleyaasha Degmooyinka ee Puntland ka socday waxay marayaan heer gabo gabo ah, waana Guul tisqaaday ee horay loogu durkay in Muwaadinku suureeyo oo uu codkiisa ku doorto qofka uu bedaayo in uu uroonyahay Dalka iyo Dadka.
Urruradda Siyaasadda ee Puntland waxaan ugu baaqaynaa in ay danaha gaarka ah ee Siyaasadaysan reebaan oo tan guud iyo hayaanka shacabka ay u weel toshaan.
Ugu dambayn waxaan bogaadinaynaa Ururuka ku meelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland, iyo Xukuumadda Dowladda Puntland oo shaqadaan dhabar adayg weyn ka muujiyey ilaa haarkaan ay maanta joogtana gaarsiiyey.
Puntland Intellectual forum
this page will cover all the needs of the puntland people
Qofna tiisu yeysan la wacnaan markii xaaladdu tahay mid dadweyne.
Waxaan ayidnay oo si mug wayn u soo dhowaynaynaa Isimaka kugoo biiray Gobolka Nugaal Ugaas Barkhad Abdullahi Boss.
Waxaan u rajayneynaa in Alle kayeelo Isimkii meel doogleh Dadkiisa iyo Dalkiisa Urara.
Falkii toorayeynta ahaa ee 12-June- 2018 dhibane Canab Ali Hajji Adan kaso gaaray Gabar ay ehel ahaayeen xilli ay ku sugnayd Gurigeed Magaaladda Garowe Caasimadda Dowladda Puntland, Balse Maamulka Somaliland ay si khaldan ee aan waa faqsanayn Anshaxa Saxaafadda ay ugu faafiyeen baraha Bulshada, si ay u dhaliyaan falal isnacayb iyo aargoosi reeba ee u dhexeyeeya Beello isku Ood iyo Isku calaf ah.
Ehel xudomohooda la kala jaray, Kala maarmayn oo wadaanta isku Daraya, Dadkii damca in ay xudumahooda kala siiban u suuroobi mayso ayaan leenahay.
Eng Faysal Cali Waraabe shaqadiisii ayaa ku jiraa, walalkeen xaqa ayaan ugu yeeraynaa.
Dadka Somaaliyeed waa Xigto iyo Xigaal, isusocodka Muwaadinku maahan mid cidi xaddidi karto oo Gobal, Degmo, Magaalo iyo Tuulo walba oo uu tagaa waa gurigiisii, taas ayaa u sheegayaa.
Waana u ducaynayaa in Eebe Caafimaad siiyo, Danbigiisana Dhaafo Insha allah.
Xiriirka Reer Borama iyo Puntland u dhexeeya waa mid gaamuray oo qarniyo soo jiray.
Sanadadii ugu dambeeyey ardayda reer Puntland ee cilmiga Xanaannada xoolaha iyo Barashada cilmiga beeraha daneeya waxay u aadijireen Magaalada Borame ee Gobolka Awdal.
Sidookale waxaa in la xuso mudan Degmo ee Gobollada Puntland 28 Degmo oo ka mid ah Dugsiyada Hoose/Dhexe waxaa barayaal ka ah Macalimiin Reer Boorama ah.
Arrintaasi waxay ina baraysaa Xiriirka wayn ee ka dhexeeya Reer Puntland iyo Reer Owdal.
06/03/2018
Dowladda Puntland Qofna dhib lama rabto, Somaali meel walba u ka yimaado Puntland waa u Hooyo, Balse cidii u quuri wayda Nabadda iyo Horumarka waxay kulan siisaa cawaaqib xumo taariikhdu xusto.
Weerarkii gaadmada ahaa ee Al-shabaab kuso qaadeen Saldhigga Bali-khadar ee Gobolka Sanaag habeenkii 17-Ramadaan ee ku biigna 1-June- 2018. Ciidanka Amniga Puntland waxay herdi wayn u gaysteen xooggaga Al-shabaab iyo Maamulka Hargeysa.
Inta Nabada jecel Somaali waxaan ugu yeeraynaa Nabadda, intii Naaso beel rabtana waa la dhaxalsiin.
Hala soo dhoweeyo Maamulka cusub iyo tiirarka goloha fulinta ee Cusub ee Dowladda Jamhuuriyada, Federalka Somaaliya.
Hambalyo Hambalyo walaalayaal.
Hambalyo iyo Bogaadin ayaa u diraynaa Wasiirka 1AAD ee Dowladda Federalka Somaliya.
Waxaan leenahy Eebe ha kula garab galo shaqda adag ee kuutaal.
Allow amiin.
Ka baaraan deg waxaad abuuraysid maanta. waayo waxaad maanta abuurtaa waxay go'aamin donaan miraha aad guran doontid birito.
Wax walba ee Nalosha aad ku bixisid, Noloshu dib ayey ku siin doontaa.
Shacabka Puntland waxay fiiro Gaar ah ku hayaan Kalmada madaxweyne Gaas uu kasoo jeediyo xuska aas aaskii Puntland ee hadan 18 sano kasoo wareegtay iyo waxa ay xukuumaddu ka dhahdo.
A, Doorashada Somaliya ee Sanadka dabayaaqadiisa loobalan sanyahy.
B. Xuduudaha Puntland iyo Somaliland iyo.
C. Musiibadda Dhaqaalo xumo ee ka jirta degaanka Puntland,
Rajo wacan iyo khudbad qiimo leh.
Puntland waxay fiiro Gaar ah ku haysaa Maamulka aan sharciga waa faqsanayn ee Goboloadda Dhexe iyo ku digri falka Dastuurka Somaliyeed ee Dowladda Dhexe,
Click here to claim your Sponsored Listing.
