Rabi ayaa mahad iyo shukri dhamaantii u sugnaatay ilaahoow noo kaalmee muslimiinta dhamaantood adduun iyo aakhiro
General Eng Axmed Tareedisho
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from General Eng Axmed Tareedisho, Mogadishu.
12/04/2026
Hambalyo
Guud ahaan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed
sanadguuro wacan waxaan ugu hambalyeeynayaa ciidankeeyga X.D.S.
Oo 66 sano jirsaday sanadkaan oo ah 12 abril 2026
Maanta oo kale oo ku beegan aasaaskii C.X.D.S. ee12 abriil 1960kii
Hambalyo hambalyo hambalyo
Guuleeysta C.X.D.Soomaaliyeed
Sanadkaan sanadkiisa guul barwaaqo iyo baraare alaha nagu gaarsiiyo iyo guud ahaan dalkoo nabad iyo baraare noo ah insha.allah
Naxariista ale
kuwa samaha sameeyeey u dhawdahay
Rabi ayaa qur'aankiisa ku yiri
23/03/2026
Alxamdullilaah
ilaah baa mahad dhammaanteed iska leh
Nabad iigu soo celiyay dalkii gaar ahaan magaalada muqdisho
Ilaahoow cibaadada naga aqbal guud ahaan muslimiinta
19/03/2026
Ciid wanaagsan guud ahaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan ummada soomaaliyeed sidoo kale ciid wanaagsan guud ahaan ciidamada qalabka sida ee soomaaliyeed gaar ahaan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed.
Ilaaheey hanaga aqbalo acmaashaan soo gudanay soonki iyo salaadi cibaadadi guud ahaan ilaahoow noo aqbal yaa rabi
Ciidaan ciideeda ilaaheey hanagu gaarsiiyo nabad caafimaad barwaaqo iyo cibaado suuban aamiin
19/03/2026
ASC.GUUD AHAAN UMADA SOOMAALIYEED ILAAHEEY HA NAGA AQBALO ACMAASHA IYO CIBAADADA AAN GUDANEEYNO BISHA BARAKEEYSAN EE RAMADAAN AAMIIN.
WAXAAN SOO JEEDINAYAA CODSI ANIGOO KU SUGAN BEEYDKA SHARAFTA BADAN EE ILAAHEEY EE MAGAALADA QEEYRKA BADAN EE MAKA AL MUKARAMA.
CODSIGEEYGA GUUD AHAAN C.Q.SIDA AYUU KU SOCDAA WAXAAN KA CODSANAYAA WASIIRKA GASHAANDHIGA TALIYAYAASHA C.Q.SIDA EE SOOMAALIYEED IYO GUUD AHAAN CIIDAMADA SHARAFTA BADAN EE SOOMAALIYEED IN.LOO ISTAAGO TAAKULEEYNTA DADKEENA SOOMAALIYEED EE ABAARTU KU DHUFATAY .
CIIDAMADA SHARAFTA BADAN WAXAAN KA CODSANAYAA IN AY MUSHAARKOODA WAX QOONDA AH KA JARAAN UNA HIBEEYAAN DADKOODA DHIBAATEEYSAN ILAAHEEY DARTIIS
MADAXDANA WAXAAN KA CODSANAYAAN IN AY TAAS NAGU HOGAAMIYAAN IYAGOO QOONDO KA GO'I KARTA QOF KASTA OO KA MID AH C.Q.SIDA IYADOO LA WAAFAJINAAYO HEERKA KALA SAREEYNTA DARAJO
TUSAALE ASGARIGA HADUU 5 DOOLAR JARO AJIRNA WUU KA HELAY WALAALADIISNA WUU QUUDIYAY QOOYSKIISANA WAX BAA U SOO HARAY
SIDA LOO KALA SAREEYANA QOONDADA LOOGU KALA BADIYO.
FADLAN HOGAAMINTA NOO HAGAAJIYA ANAGU WAXBA MA DIIDANINE
WAXAAN GUUD AHAAN MADAX.. SARAAKIIL HEERARKEEDA KALA DUWAN ...SARAAKIIL XIGEEN... ALIFLEEY IYO DABLEEY KA CODSANAYAA IN LEEYLA QAADO CODSIGAAS SI DADKEENA AAN U KAALMEEYNO INSHA.ALLAH
ILAAHOOW NOO GARGAAR UMADA SOOMAALI OO DHAN
ILAAHOOW ABAARTA NAGA DULQAAD FADLIGA BISHA BARAKEEYSAN EE RAMADAAN
CULUMAA'UDIINKA SOOMAALIYEED WAXAAN KA CODSANAYAA IN AY U KACAAN DADKOODA WACYI GELIN IYO CODSINA SAMEEYAAN INSHA.ALLAH
Soomaaliya guul insha.allah
22/02/2026
Ilaaheey ayay mahad dhammaanteed u sugnaatay
Rabigeeyga raxmaanka ah ee ii fududeeyay ina haleeshiiyay in aan booqdo qabriga nabigeena muxamed scw ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay
ilaahoow adiga ayaa weeyn oo waaxid ah yaa maalikulmulki yaa duljalaalu wal ikraam yaa nuuru yaa raxmaan
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
Asc
Soomaaliya ilaahoow guulee aamiin.
dalku doorasho ayuu ku jiraa qof iyo cod muqdisho si habsami leh ayay uga dhacday maamuladana hada ayaa loo gudbay waana la dhameeystiridoonaa insha.allah.
Horumar wanaagsan ayaan u rajeeyneeynaa dalkeena mar dhaw,
soomaaliya guul insha.allah.
Dadkiina dhinac ka raaca waana in loo istaagaa sidi loo caawin lahaa dadka soomaaliyeed ee abaaruhu hala keeyeen.
Xaqiiqatan anigu cid aan si gaar ah u taageeraayo ma jirto
weligeeyna ma mucaaradin kamana hor imaan doowladnimada
Waana cad igu abuuran oo wadaniyadeed waxaana weligeey rajeeyaa oo aan taageeraa horumarka dalkeeyga iyo dadkeeyga
ilaaheey ayaan taladeeyda u dhiibtaa muruqeeyga iyo kartideeyda iyo wadaniyadeeydana waan aaminsanahay.
Soomaaliya guul iyo horumar ilaaheey idinkii insha.allah
Soomaaliyeey hala duceeysto hana leeysu gargaaro si ale noogu gargaaro dhammaanteen
Ramadaan mubaarak
20/02/2026
Ramadaan mubaarak
Insha allah saakay safar ayaan ahay
Safar salaama insha.allah
17/02/2026
ASC
WAXAAN UMMADA MUSLIMIINTA GUUD AHAAN UGU HAMBALYEEYNAYAA DHALASHADA AMA BILASHADA BISHA BARAKEEYSAN EE RAMADAAN
GUUD AHAAN MUSLIMIINTA WAXAAN LEEYAHAY RAMADAAN MUBAARAK
GAAR AHAAN UMMADA SOOMAALIYEED
RAMADAAN MUBAARAK
Click here to claim your Sponsored Listing.
