Office of the Deputy Minister of Finance l Somalia
Waxaan si joogto ah ugu hawlanahay dib-u-habaynta maaliyadda, maareynta kharashyada, iyo dhiirrigelinta kororka dhaqaalaha ee dalka.
Waa Bogga rasmiga ah ee Xafiiska Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda 🇸🇴Soomaaliya.
———
The official page of the Office of the Deputy Minister of Finance — Somalia. Xafiiska Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya waxaa ka go'an inuu kaalin muhiim ah ka qaato kormeerka iyo horumarinta siyaasadaha miisaaniyada, nidaamyada dakhliga qaranka iyo habraacyada maaliyadeed. Xaf
