17/06/2023
THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKA
π WhatsApp CALL βοΈwa.me/+0634871257
Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.
βFβ’G = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad
Astaamaha qanjirka 'thyroid'
β daallanaan
β u nuglaansho qabow
β miisaanka oo kordha
β calool istaag
β niyad jab
βdhaqdhaqaaq oo dhiba
β fikir gaabis ah
β murqo xanuun iyo daciifnimo
β maqaar qalalan oo fiiqan
β timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
β kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
β qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
β hurdo badan oo xad dhaaf ah
π€ Xaaladaha halista ah π€
β indhaha oo soo barara
β Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
β Kansar dhuunta ah
πIska Dawee Qaliin La'aanπ€²
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah.
Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran..
π WhatsApp: wa.me/+0634871257

13/06/2023