Wararka been abuurka iyo kuwa marin-habaabinta xilliyadda ay ugu badan yihiin waa xilliyadda xasaradaha ay taagan yihiin. Maclumaad walba oo aad baraha bulshada ku aragto, aad isaga hubi.
Janaale Media
Baidoa news journalist
Deg-Deg:-Dhamaan sarakisha howlgalka Hogaminaya iyo Macalin Mahdi oo wakiil ka ah Madaxweynaha ayaa lagu amray inta aan la gaarin salada subax in la soo afjaro mucaaradka hubaysan
Samadoonada Dhaqan oo Waan-waan u tagay Guriga uu Muqdisho ka daganyahay Ra'iisulwasaarihii h**e ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa muddo saacado ah ku go'doonsan goobtaasi.
Guriga oo ku yaalladegmada Howlwadaag ee Gobolka Banaasir ayaa waxaa ka mid ah Xubnaha ku Go'doonsan Imaamka Mudulood Imaad Daahir,Ugaaska Mudulood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo Odayaal kale.
Sidoo kale waxaa goobta horay u joogay Ugaaska beesha Murusade,Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin uu ka mid yahay Ra'iisulwasaare h**e Xasan Cali Kheyrre iyo xubno kale oo horay ugu sugnaa Guriga.
Maadaama uu dagaal dhawr mar dhacay uu ku qabsaday Odayaashan halkaas ayaa la xaqiijiyey inay u suurogali la'dahay inay ka baxaan goobta.
Saacadihii la soo dhaafay waxaan baraha bulshada ku arkaynaa muuqaallo iyo sawirro h**e oo la leeyahay waa xaaladda hadda taagan, iyo kuwo kale oo si ula kac ah loo been-abuuray si dhiillada loo sii huriya.
1. Dhammaan Dadweyaha
Haddii aadan hubin, ha faafin: Ha noqon qofka baahinaya war uusan indhahiisa ku arkin ama aanu ka helin ilo lagu kalsoon yahay.
Basiin ha ku shubin dhibka: Maanta Muqdisho uma baahna sawirro argagax leh iyo hadallo xanaaq xambaarsan oo xaaladda sii murgiya.
Ka fiirso: Inta aadan gujin "Share" ama "Like", ka fakar hadalkaaga iyo ficilkaaga wuxuu soo kordhinayo.
Bahda Saxaafadda & Boggaga Wararka:
Hubi xaraf kasta iyo muuqaal kasta: Dhaqsiuaha waxaa ka mudan dhabnimada warka.
Sheeg dhabta, ka dheeroow dhiillada: Shacabka ku haga xaqiiqda jirta oo keliya, iyadoo laga fogaanayo buunbuuninta iyo hadallada kicinaya dareenka dadka.
Aan muujino bisayl iyo masuuliyad. Aan noqono kuwo xalka ka qayb qaata, ee yaynan noqon qayb ka mid ah dhibaatada.
🕊️
Fariin ka timid caawa daraawishta .
Markale iyo dagaal ,aaga uu degen yaha xasan cali kheyr
03/06/2026
Laftagareen Oo War Ka Soo Saaray Weerarkii Caawa Lagu Qaaday Guryaha Ay degen Yihin Madaxdii H**e Ee Dalka
DEG DEG: Shariif”Nin Cabsanaayo ma ihi”
Shekh Shariif oo la hadlay warbaahinta
03/06/2026
Dowladda xasan sheekh ayaa qorsheeneysa inay siyaasiinta mucaaradka u jarto Warqad waaran soo qabasho ah ama dil
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Emplacement
Site Web
Adresse
Xamar
Koudougou
0202
