Darawiish Leparation Front - dlf

Darawiish Leparation Front - dlf

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darawiish Leparation Front - dlf, Government Organization, Toronto, ON.

Photos 10/22/2015

Dhamaanteen waan guulaysanaynaa waayo waa wakhtigii is badalka ee aynu ka tashan lahay aayaheena oo aynu ka bixi lahayn gacma ha shisheeyaha si aynu u dhamaystirno guusha taageer xisbiga dhalin yarada DARWIISH LEAPRATION FRONT (D L F)

Photos from Darawiish Leparation Front - dlf's post 09/28/2015

# waxaan la yaa baa mar marka qaar somalida maanta qaabka
ay u fakaraan sida JUBBA LAND PUNTLAND SOMALILAND KHATUMO GALMUDUG SOUTHWEST AND SO MANY lakin miyaa la waa yay dhalin yaro somaliyeed oo u fakara qaabka MANGOLIANKA ama tataarkii oo kataliyay ilaa JAPAN ilaa ITALIama talyaniga markaa bal yay waxba intas oo dhan ka taline somalia aad bay iyo aad bay iigu yartahay lakin ugu yaran somalia mala waayay wax u fakara qaabkaa walahay somali
ilahay wa keni karaa wan sugaynaa insha allh

09/21/2015

dhamaantiin waxaan u baahanahay taageeradiina khaaska ah mida paggeka inaad like saartaan inaad wixii talo tusaale ah noosoo diri kartaan dhamaantiin waa muhiim talooyinkiinu
mahadsantihiin

Want your business to be the top-listed Government Service in Toronto?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Toronto, ON
NILL