12/04/2024
Salman Egal
Political analysts
12/04/2024
Xassan sheikh mohamud kuwii qabuuraha kujiray ayaa ka badbaadi wayay macada Alla waa kuwa ku jira guryo iyo qurba joog
Oo waxan idin waydiiya reer ceelqaalow ileen aad baari qaar ayaan u ahayn😂😂
Abwaan soomaaliyeed ayaa laga soo wariya
-Wanaag male xusseenow aduun la’iskuwaalaa
-Haddaad farasku inuu wayn yahiyo wehel dad moodayso
-Galabbaa waraabuhu dilaa ama lawaayaa
-Waji cudurna waa iskaga dhintaa oofwareen malag.
Maal aduunyo bariba waad ka dhiman kartaan ee dadka yaan lalayn.
Siyaasadii reer tolkay waxa boorso ku wata deni iyo Ahmed Madoobe marna emirates ayay la’adan marna garowe iyo Kismayo anigu wxn qabaa niman kan in runta losheego oo miiska tagaan waxay qabana sheegtan hadii kale qol iskuxira
Xildhibanada kuhaya dowladu may ciidanka musharka u kordhiso saxiibba yalow yaan inta hada ay haystaan laga jarane dhibka kadaaya
Great news government of Canada 🇨🇦 and pm Justin Trudeau
Somalia ayaad ugu imaanaysaa dowlad aan wax adeeg ah bixin dadka canshuur kusoo rogta wali xad dhaaf ah
It’s a shame
Dadka ay layaabka iyo anfariirka ku tahay qudbada madaxwayne hassan sh wxn waydiinaya xagee ku aragtee siyasi Somali ah oo hal hadal oo dhaxal ah dhaha ilaa iyo 1990 wixii ka danbeeyey
09/02/2024
War Somaliland wixii wax gartaa may Muuse iyo xertiisa ka qabtaan
Warhooy inta yar ee Aad haysato hayska kala cayrin
War dadku haday soojeestan waa layska maslaxaa ee looma caga jugleeyo
War muusow kadaa
Galwaq ✅
Aduun macaankii ka dhamaaday ayaad naleedihin muuhagago qof walbow waxad ku dhagtaa wardiga waqti ma harine.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
310-55 Bridesburg Drive
Toronto, ON
M9R2K7
