Tooshka Zabanka

Tooshka Zabanka

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tooshka Zabanka, Daratole, Rajshahi Division.

24/01/2026

Warkan Maxa Kajira Yaab Tooshka Baxaya Yaaba Arka

19/11/2025

Heemaarsigu Waa Hanjabka Himiladii Dalkeena Hoos Haloo Dhugto Hoomaalka Hoosaasinta Wada

19/11/2025

Hanka & Hamiga Xisbigu Hawl Wadeen Hiigsi Leh Haamaha Aan Madhsan Baa Hawadin Kara

19/11/2025

Haduu Xaga Sare Ku Filnaado Hoosta Qalaalan Hiiliyaw Hawshaa Hawadi

19/11/2025

Shacabkeena Dulaqaadka Waxay In Badan Usoo Samreen Marxalado Adag Haataan Waxey Sii Dhex Mushaxayaan Adeeg Xumo Liidata Musuqna Hadheeyey Bulshadu Bad Baado Bey U Baahan Tahay Mudane Sareeyaw Hoostaada Lagu Lee'dey Wax Dhugo

Photos from Tooshka Zabanka's post 01/11/2025

Samada Hadaad Raali Galiso Arlada Waa Lagaa Jeclaanayaa

16/10/2025

Bulshadu Isbedalka Waa Ka Qeyb Qaataan Lakiin Dhisida Xubnaha Si Toos Ah Ugama Qeyb Qaataan Waxeyna Sababta Ku Qanac Sanaan La'aan

06/10/2025

Kala Duwanaanshaha Aragtida Daaran Masiirka Dalka & Dadka Si Lexjexlo Kujirto Haloo Tafniido Oo Wadajir Ah Xanafta Hala Daayo

27/09/2025

Alle (Sw) Waxu Inoo Abuurey Yaan La Hilmaamin Ruux Kasta Waxuu Faraha Kula Jiro Ha Is Eego Is Xisaabiya Intaan Leyna Xisaabin

09/07/2025

Faynuusta Wey Bugleyneysaa Armay Dantaa

Want your business to be the top-listed Government Service in Rajshahi Division?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Telephone

Address


Daratole
Rajshahi Division
4746