Dr Maahir Barre

Dr Maahir Barre

Partager

Social Services

Photos from Dr Maahir Barre's post 16/07/2022

Social Welfare

Illahay Mahadii Waxa Noo soo dhaamaday 4bilood aanu bulshadayda ugu adeegaynay si [Volunteers] ah , intaa iyo in ka badan diyaar baanu u nahay U Adeegida Bulshada
●Service to humanity

University of Hargeisa
Social Work

Maahir Barre

11/05/2022

WacyiGelintii aannu uqabanay Degmada Axmed Dhagax

Photos from Dr Maahir Barre's post 31/03/2022

Maanta Waxanu ka Qayb Galnay Olalaha Nadaafada Caasimada Ee Degmada Axmed Dhagax ,Oo sababteeda lahaa Maayirka Caasimada Abdikarim Ahmed Mooge Kasoo Social Workers ahaan Waxanu Markastaba qayb laxaad leh ka qaadana Horumarinta Caasimada iyo Horumarinta adeeyada Bulshada,
●Social Workers

16/03/2022

Waxan hambalyo udirayaa Dhamaan Bahdayda Social work
Waanku farxsanahay inaan kamid ahay U adeegayaasha Bulshada ❤
Social Workers Day

14/01/2021

Qoraal kasoo baxay ciidanka Booliska Somaliland ayaa sidan u dhignaa:

"Shacbiga Somaliland ee xariirta ah waxaanu ugu horayn ugu mahad celinaynaa sida quruxda badan ee ay ula shaqeeyaan Ciidanka booliska Somaliland

Way na soo gaadheen Fariimaha faraha badan ee aad kaga fal celinaseen gabadha muuqalka ka duubtay inanta yar ee u shaqaynasay taas oo ku andacoonasay in ay wax ugu dartay cuntada.

Waxaan idiin cadaynaynaa in si Deg-dag ah laga hawl galay gabadhaasi luguna dabo jiro si ay cadaalad u Heli Lahayd gabadhaasi Yar.

12/01/2021

✋Asalaama Caleeykuma ,Saxiibayaal Kusoo dhawaada page kayga Cusub
Social Services ❤

Vous voulez que votre entreprise soit Service Du Gouvernement la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Site Web

Adresse


Democratic Republic Of The