Kazani boy

Appeler Itinéraire

Kazani boy wad mahadsan tahay hadii aa isoo follow gareysay hadii kalana hada isoo follow gararee wll mcn 🇸🇴🇸

30/09/2026

Burcadii gabalkooda dhacay ciidamada Puntland baa ku kala baxay 😂🥷🇸🇱

27/09/2026

Laf timir baa ku jirta wixii qarsoona waa soo baxayaan jinina ninkii keena furdaansha hakaa saarto magacaa 😂

26/09/2026

Maxaabiistii lagu qabtay holgalka laga sameeyay burcad badeeda

25/09/2026

Tiyaha degmada jariiban maxamed c/qaadir ahmed [boor] iyo gadoomiyaha degmada jariiban cabdi shakuur afdheere iyo saraakil ka tirsan ciidanka dekada iyo ciidanka Birmadka oo iska kaashanaaya la wareegida maxaabiista lagu qabtay hol galkii maanta ka dhacay badda oo ay fuliyeen ciidanka pmpf

25/09/2026

Ciribtirka burcada ciidanka loo tababaray Birmad police saaka aroortii lagu kalahay

21/09/2026

Waxay ciidanada Puntland qorax dhaxan dabeel iyo rafaad u marayaan in ay shacabkoodu nabad ugu seexdan waa ciidanka birmadka ka hortaga burcad badeedka afduubka ka sameeya deeganada Puntland iyo badaheeda

20/09/2026

Hadalka madaxweyne dani waa muqadis

07/09/2026

Taliyaha degmada jariiban maxamed cabduqaadir ahmed [boor] iyo saraakisha Birmadka ayaa ka qeyb galay aaskii wiilkii baddu cuntay alle ha u naxariiste

07/09/2026

Saaka ayaa meydkiisi la helay alle ha u naxariiste maxamud axmed [bicir] u soo duceeya in alle u naxariisto

Adresse

Democratic Republic Of The
KABTANAYUUB

Téléphone

+252907917275

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Kazani boy publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager

Catégorie