Amlak Farm Projects

Amlak Farm Projects

Partager

Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Amlak Farm Projects, Way 320, Democratic Republic of the.

20/11/2025

Shirkadda Amlak Farm Projects waxay maanta si guul leh u dhoofisay 5,000 neef oo xoolo tayo sare leh, kuwaas oo si habsami leh ku ambabaxay, kuna wajahan Boqortooyada Baxrayn.

Dhoofintaan waxay ka tarjumaysaa dadaalka joogtada ah ee shirkaddu ku hormarineyso kaabeyaasha dhaqaalaha xoolaha, xoojinta kalsoonida macaamiisha caalamiga ah, iyo kor u qaadista magaca dalka ee suuqyada gobolka.

17/11/2025

Shirkadda Amlak farm and projects waxay dadaal dheer ugu jirtaa sidii loo soo saari lahaa calafka xoolaha oo casri ah si looga samatabaxo abaaraha daba dheeraday iyada oo soo kordhisay hab casri ah oo xoolaha loo xanaaneeyo.

14/11/2025

Amlak Farm Projects LLC, waa shirkad hormuud u ah horumarinta beeraha casriga ah ee dalka, iyadoo diiradda saarta wax soo-saarka dabiiciga ah, adeeg tayo leh iyo xalal waara. Shirkaddu waxay ku shaqaysaa beero casri ah, qalab horumarsan iyo khibrad qoto dheer si bulshada loogu keeno cunto caafimaad leh.

Vous voulez que votre entreprise soit Service Du Gouvernement la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

équipe culinaire

Tenue

Site Web

Adresse


Way 320
Democratic Republic Of The
221