Horn Channel TV

Horn Channel TV

Partager

𝗛𝗢𝗥𝗡 𝗖𝗛𝗔𝗡𝗡𝗘𝗟
An independent media platform delivering global news, updates from the Horn of Africa, and reliable breaking news.

23/04/2026
QAACI 23/04/2026

Roobab daad wata ayaa ku dhuftay Muqdisho, iyadoo ay jiraan khasaare soo gaaray guryaha iyo wadooyinka. Dad badan ayaa wajahaya biyo fatahaad iyo xaalado adag, iyadoo loo baahan yahay gurmad degdeg ah.

QAACI 2 likes. " Dad badan ayaa wajahaya biyo fatahaad iyo xaalado adag, iyadoo loo baahan yahay gurmad degdeg ah."

02/04/2026

01/04/2026

Somalia waxay aad ugu dhaweyd Midowgii Soofiyeeti (Soviet Union)
Waxay ahaayeen saaxiibo siyaasadeed iyo mid militari.

24/03/2026

Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ay soo rideen diyaarad milatari oo la sheegay in goordhaw ay ku dhacday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

13/03/2026

DEG DEG: Min Sucuudi ilaa Cuman | Carabtii Oo Jilbaha Haysato IRN | Maanta Waa La Isku Dhamaaday.

12/03/2026

Saldhigyadii Sirdoonka Oo Cawa Weerar Ku Socdo, Shan RUUX Oo ISR Ay Raadineyso | Daawo Xogta

10/03/2026

“Caawa Israel waxaa ku hoobanaya gantaallo sida roobka oo kale, iyadoo qaar ka mid ah nidaamyada difaaca hawada ay qaban waayeen dhammaan gantaallada.

09/03/2026

Weeraro waaweyn oo ka dhacay Beirut
Subaxnimadii maanta, qaraxyo waaweyn ayaa ka dhacay koonfurta Beirut, taasoo ka dhalisay burburka iyo qiiqa oo cirka u soo kacay.

Vous voulez que votre entreprise soit Service Du Gouvernement la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Site Web

Adresse


Egypt
Democratic Republic Of The
00000