Osman Bule
♥️Official Account♥️
Kusoo dhawaada gacmo furun iyo qalbi safi ah wuu idiin furan yahay page kan
05/04/2024
My Dream House 🍀🍀
13/03/2024
“Dalka weli wuxuu ku jiraa Chapter 7, haddii aan annaga is qaban weyno, waxaa qasab ah in beesha caalamka garba-duub noo qabato waa haddii dan nagala leeyahay, haddii aan dan nagala laheyn oo nala sii daayo, dee qof walba tuuladiisa iyo xoolihiisa ayuu iska raacanayaa, Qaranimadana uu halkaas ayay nooga burbureysaa”
Maxamed Cabdilaahi Farmaajo
Follow to follow let's go
27/02/2024
KAFTAN 😂
Noo wac Gabar sawirkaan camal ine wiilasha u dirto u raacsiin Jirtay qoraal ah ii Xafid Abowe🤭
Maxaa la xafidaa oo Loo Jeedaa Horta 😂
25/02/2024
Iskaabulo quruxda guurka waataas 😍 ♥.
Kuwa aan ogahay soonki 30aad ayeey iskaabulanimo ku soomayaan, afuurki iyo suxuurta cidaha dul saar ku yihiin, saqda dexe ayu bac cuntadi suxuurta kuwata 😂
25/02/2024
Nin baa reer u martiyey waxa uuna guriga kula kulmey gabadh markaa Ayuu ku iri guriga rag ma joogaa?
Waxa ay ku tiri “haa!, waase hurdaa!”
Waxa uu ku yiri “ii soo kici”
Waxa ay ku jawaabtey “ma kicin karo”
Waxa uu ku yiri “oo sabab?”
Waxa ayna ugu jawaabtey
Gabadhii: “Tii hooyaday dhashay baa dhashay, Aabbihiisna waa i qabaa”.
Su;aashu waxa ay tahey maxey isku yihiin Ninka jiifa iyo gabadha diidey Inay soo kiciso? MAHAD SANIDIIN !
25/02/2024
Tiisa daryela tukale dar yeelo
11/02/2024
DEG DEG: Dowladda Soomaaliya ayaa markale fashilisay isku day uu Abiye Ahmed ku doonayay in uu diyaarad ku yimaado magaalada Hargeysa si uu halkaas ugu sameeyo bandhig uu dadkiisa ku qancinaayo, maadama culeysyo badan heystaan, Jabhadana ku kaceen.
Dowladda Soomaaliya ayaa saakay heegan galisay howlwadeenna Hay'adda Duulista Rayidka, kuwaas oo hawada ku celinaya diyaarad walba oo kasoo kaxdo Ethiopia, iskuna dayda in ay ka dagto dhulka Waqooyi ee dalka.
Wararka laga helayo Hargeysa ayaa sheegaya in Abiye quus ka taagganyahay in uu diyaarad ku tago halkaas, balse laga yaabo in uu midkood sameeyo, waa in uu lug kusoo galo iyo in uu isku soo biimeeyo diyaarad ciidan, si uu sawirro ugu galo Hargeysa, shacabkiisana uga farxiyo, maadama uu galiyay rajo beenaad ah in ay bad heleen.
Isku dayga Abiye ee saakay ayaa kusoo aadaya xilli maanta uu Muqdisho kusoo wajahanyahay Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi, kaas oo booqasho rasmi ah oo aan dhuumasho aheyn ku imaanaya Soomaaliya.
Gurigii ma joogtaa xabiibi, Maanta sidee jawigu kuu yahay macaan ila soo hadal, la'aanntaa nolashu qadhaadh wallaahi, iwm. Balaa balaa Ku dara dee.
Wixiiba way iska dhammeeyeen tolow hadhaw maxaa u nafa. Anigu weedhahan saqajaannimo qaan-gaadhay baan u arkaa.
Jaallayaal
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
Lage
Kategorie
Telefon
Adresse
Berlin
