Somali Embassy in Berlin- Germany

Somali Embassy in Berlin- Germany

Teilen

Welcome to the official Facebook account of Somali Embassy in Berlin-Germany

Photos from Somali Embassy in Berlin- Germany's post 07/07/2024

Berlin Embassy diplomatic team is greatly honored to be welcomed in Kassel, Germany, for the 26th June & 1st July celebration. Thank you for the warm hospitality and the support from the Somali community leaders & diaspora. Your efforts strengthen the bond between the nations🇸🇴🇩🇪

Photos from Somali Embassy in Berlin- Germany's post 05/07/2024

Safiirka iyo Lataliyaha Koowaad ee cusub ee SJFS dalka Jarmalka ayaa caawa Magaaladda Kassel kulan Casho Sharaf, wadatashi hordhac ah iyo soo dhowayn ah la yeeshay Jaaliyaddaha Soomaaliyeed Dalka Jarmalka

01/07/2024

Safaaradda Soomaaliyeed ee Berlin-Germany waxay ugu hambalyeynaysaa maalinta qiimaha badan ee 1-da Luulyo, oo ah maalinta xornimada iyo midowga gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya.

27/06/2024

Safaradda 🇸🇴 ee Berlin 🇩🇪 waxay ogaysiinaysaa 🇸🇴 fasaxa maalmaha xorriyadda ee oo ah Isniin 1da Luulyo 2024.
Sido kale safaradda waxay shaqayn doontaa 09:00-13:00.

26/06/2024

Waxaa Safaaradda Somaliya ee Jarmalka Berlin sharaf u ah inay kala qeyb qaadato Xuska Maalmaha Xoriyadda Soomaaliyeed ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo iyo soo dhaweynta Masuuliyiinta Cusub ee safaaradda Jarmalka kana dhacaya Magaalada Kassel maalinta Sabtida 6-da July 2024 saacada 14:00pm
Soomaaliya Hanoolaato

Sabti, 06/07/2024 saacadda marka ay tahay 14:00 insha Allah magaalada Kassel waxaa ka jira kulan aad u ballaaran.

- Waxaa xus loo sameynayaa maalinta qarran ee koowda Luulyo (July) 🇸🇴
- Waxaa lasoo dhaweynayaa Safiirka iyo Safiir ku xigeenka cusub ee Soomaaliya ee dalkan Jarmalka goordhow loosoo magacaabay
(Waa isbarasho & iswareysi dhankaas ah)

Kulankana waa mid akhiyaareed, ma ahan nooca Party-ga Music keliya ah.

Waxaa kulanka soo qabanqaabiyay dallada guud ee ururada Soomaaliyeed ee dalkan Jarmalka, oo ah dallada keliya ee Soomaali ah ay dowladda Jarmalka aqoonsan tahay.

Waxaa gacan weyn ka geysanaya kulankan Madasha SIID Forum & Ururka Somali Plus e.V.

Kulanka qof walba wuu ku casuuman yahay, mid qarash ama lacag lagu galayana ma ahan.

Wuxuu ka dhacayaa xarunta
Bürgerhaus Philipp-Scheidemann-Haus

Adreeska:
Holländische Str. 74,
34127 Kassel

Taariikhda: 06/07/2024

Saacadda: 14:00 (Labada duhurnimo)

Wixii su'aalo iyo faahfaahin intaasi dheer la xariir
Guddoomiye Ibraahim Isxaaq
+49 176 63472883

Mahadsanidiin

26/06/2023

OGEYSIIS MUHIIM AH

Ciid Wanaagsan

dhamaan shacabka Soomaaliyeed Ee ku nool Wadanka Jarmalka iyo nawaaxigiisa waxaa lagu wargalinayaa in fadliga iyo weyneynta maalmaha Ciida Al udha awgeed ay Saafaradu gali doonto Fasax sadex maalmood ah kana biilaban doono maalinta koowaad ee Ciida kuna beegan maalinta Arbacada 28.06.2023 ilaa Jimcaha oo ah 30.06.2023.
Mahadsanidiin

19/04/2023

OGEYSIIS MUHIIM AH

ASC RAMADAN MUBARAK ☪️

dhamaan Umadda Somaliyed Ee ku,nool wadanka Jarmalka waxaa lagu wargalinayaa in maal,maha Ciida Ah, lagaley Fasax ku meel gaar ah kana bilaaban doonto, Taariikhda hoose

20,04,2023 Ilaa maalinta isniinta ah oo ku beegan taariikhda 24.04.2023

Ciid wanaagsan dhamaantiina 🙏🙏🙏🙏

19/10/2022

Asc dhamaan Umada Somaliyed Ee ku nool dalka Jarmalka iyo dalalka u dhaw waxaa hakad galey Adeegii BASSABORKA Ilaa la xaliyo cilada ku timid

MAHADSANIDIIN DHAMAANTIINA

ILAA AMAR DAMBE

Photos from Somali Embassy in Berlin- Germany's post 11/07/2022

Madaxweynaha ummada Somaliyed oo booqasho Rasmi ah ku yimaadey dalka Turkiga caasimada Ankara

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Regierungsdienstleistung in Berlin machen?

Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Lage

Adresse


Berlin
12159

Öffnungszeiten

Montag 09:00 - 15:00
Dienstag 09:00 - 15:00
Mittwoch 09:00 - 15:00
Donnerstag 09:00 - 15:00
Freitag 09:00 - 15:00