Mustafa Yaasin Sheikh

Mustafa Yaasin Sheikh

Teilen

Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka Mustafa Yasin Sheik is the General Manager of the National Communications Authority of
Somalia (NCA)

Photos from Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka's post 01/06/2026
26/05/2026

Ciid Wanaagsan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan idiin rajeynayaa nabad, farxad iyo caafimaad. Alle ha naga wada aqbalo acmaasha; Dalkeenana ha ku mannaysto amni, midnimo iyo barwaaqo.

Somalitalk.com Online Community: 25/05/2026

KA FAAIIDAYSO MAALINTA CARAFO

Waxaan dib idiinla wadagayaaa maqaalkan ku saabsan ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ; inkasta oo aan faafiyey qoraalkan 22 sano ka hor haddana weli waxa uu noqon karaa munaasab.

Alle ha ina waafajiyo soonka, ducada, tawbada iyo camalka suuban maalinta Carafo ...

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 24, 2004

https://www.somaliatalk.com/2004/jan/24jan704.html

Somalitalk.com Online Community: Somalitalk.com Network

23/05/2026

Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ayaa ku qabanaysa X Space dood muhiim ah oo ku saabsan: โ€œHal-abuurayaasha Dhijitaalka ah ee Soomaaliya: Fursadaha, Hal-abuurka, iyo Caqabadahaโ€

Mowduucan wuxuu diiradda saari doonaa:

โ€ข Kobaca hal-abuurayaasha dhijitaalka ah ee Soomaaliya
โ€ข Fursadaha iyo hal-abuurka dhaqaalaha dhijitaalka ah
โ€ข Lacag-bixinta dhijitaalka iyo sida abuurayaashu dhaqaale uga helaan shaqadooda
โ€ข Doorka xeer-nidaaminta ee kobcinta hal-abuurka iyo ilaalinta isticmaalayaasha
โ€ข Amniga saaybarka iyo xuquuqda dhijitaalka ah
โ€ข Caqabadaha ay la kulmaan dhalinyarada iyo hal-abuurayaasha
โ€ข Mustaqbalka dhaqaalaha dhijitaalka ah ee Soomaaliya

Madasha waxaa marti ku ah:

โ€ข Libaan Cabdulqaadir โ€” Khabiir Sharciga Dhijitaal ah, oo ka tirsan Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka
โ€ข Cabdullaahi Biixi Xuseen โ€” Maareeyaha Guud ee Somalia Payment Switch
โ€ข Deeq M Afrika โ€” Madaxa Fulinta ee Bixi Payments
โ€ข Ayaan Khaliif โ€” Maamulaha Barnaamijyada ee Hay'adda Digital Shelter

Kusoo biir X Space-ka NCA Digital Talks adoo gujinaya link-ga hoose:

๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 25 Maajo 2026
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 PM
๐Ÿ“ Goobta: X Space

https://twitter.com/i/spaces/1RJjppzwNEvKw

Photos from Mustafa Yaasin Sheikh's post 20/05/2026

Waxaan ka qeyb galay munaasabadda daahfurka diiwaangelinta Xog-dhowraha iyo Xog-adeegsadaha, tallaabo muhiim u ah hirgelinta nidaamka ilaalinta xogta iyo xoojinta kalsoonida dijitaalka ah ee dalkeena.
Hambalyo Maareeyaha iyo Shaqaalaha Hayโ€™adda Dhowrista Xogta Dadweynaha

17/05/2026

๐—ช๐—”๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฅ ๐— ๐—”๐—ซ๐—”๐— ๐—˜๐—— ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ข๐—ข ๐—ฆ๐—›๐—”๐—–๐—”๐—•๐—ž๐—” ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—— ๐—จ๐—š๐—จ ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—˜๐—ฌ ๐—š๐—จ๐—จ๐—ฆ๐—›๐—” ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—” ๐—ž๐—” ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—›๐—ข๐—ฅ๐—จ๐— ๐—”๐—ฅ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐—–๐—ง-๐——๐—”

๐— ๐—จ๐—ค๐——๐—œ๐—ฆ๐—›๐—ข, ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—” โ€” ๐Ÿญ๐Ÿณ ๐— ๐—”๐—ฌ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€”

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane MAXAMED SOOMAALI ayaa soo dhaweeyey warbixinta Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) ee muujisay in Soomaaliya ay noqotay dalka sameeyey sare-u-kaca ugu weyn adduunka dhanka dib-u-habeynta xeer-nidaaminta isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.

Warbixinta ITU ee soo baxday bishan Maajo 2026 ayaa tilmaantay in Soomaaliya ay ka soo kacday 0.0 dhibcood sannadkii 2007 ilaa 77.5 dhibcood sannadkii 2024, taas oo dalka ka dhigtay kaalinta 1-aad ee dunida marka loo eego horumarka ugu weyn ee laga sameeyey nidaaminta ICT-da muddadaas.

Wasiirka Mohamed Soomaali ayaa si gaar ah hambalyo ugu diray Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda Mudane Mustafa yaasiin Sheekh, isagoo ku bogaadiyey doorkooda muhiimka ah ee ay ka qaateen horumarinta xeer-nidaaminta, maamulka, iyo casriyeynta adeegyada ICT-da dalka.

Sidoo kale Wasiirka ayaa hambalyo u diray shirkadaha isgaarsiinta, khubarada dalka, iyo dhammaan bahda Teknoolojiyadda ee qeybta ka qaatay horumarkan muuqda iyo kobaca dalka ee dhinaca isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.

โ€œ๐™‚๐™ช๐™ช๐™จ๐™๐™–๐™ฃ ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™–๐™ฎ ๐™ ๐™– ๐™ฉ๐™–๐™ง๐™Ÿ๐™ช๐™ข๐™š๐™ฎ๐™จ๐™–๐™– ๐™™๐™–๐™™๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™๐™ค๐™œ๐™œ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐˜ฟ๐™ค๐™ฌ๐™ก๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™๐™š๐™™๐™š๐™ง๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™Ž๐™ค๐™ค๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–, ๐™œ๐™–๐™–๐™ง ๐™–๐™๐™–๐™–๐™ฃ ๐™’๐™–๐™จ๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™„๐™จ๐™œ๐™–๐™–๐™ง๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– & ๐™๐™š๐™ ๐™ฃ๐™ค๐™ค๐™ก๐™ค๐™Ÿ๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™™๐™–, ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ƒ๐™–๐™ฎ'๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™ž๐™จ๐™œ๐™–๐™–๐™ง๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ฆ๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™ค๐™ค ๐™ข๐™ช๐™™๐™ฃ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™œ๐™–๐™–๐™ง ๐™–๐™ ๐™จ๐™ž๐™ž๐™จ๐™–๐™ฎ ๐™๐™ค๐™ง๐™ช๐™ข๐™–๐™ง๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™–๐™™๐™š๐™š๐™œ๐™ฎ๐™–๐™™๐™– ๐™™๐™ž๐™Ÿ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™–๐™, ๐™™๐™ž๐™—-๐™ช-๐™๐™–๐™—๐™š๐™ฎ๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™จ๐™๐™–๐™ง๐™˜๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™–, ๐™ ๐™ค๐™—๐™˜๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ ๐™–๐™–๐™—๐™–๐™ฎ๐™–๐™–๐™จ๐™๐™– ๐™ž๐™จ๐™œ๐™–๐™–๐™ง๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™™๐™–๐™ก๐™ ๐™–, ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ญ๐™ค๐™ค๐™Ÿ๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ฃ๐™ž๐™™๐™–๐™–๐™ข๐™ฎ๐™–๐™™๐™– ๐™ข๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ญ๐™š๐™š๐™ง-๐™ฃ๐™ž๐™™๐™–๐™–๐™ข๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐˜พ๐™-๐™™๐™–,โ€ ayuu yiri Wasiirku.

Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in dowladda ay sii wadi doonto dadaallada lagu horumarinayo adeegyada casriga ah, xoojinta maalgashiga Teknoolojiyadda, iyo ballaarinta adeegyada isgaarsiinta si loo gaaro horumar waara oo dalka oo dhan gaara.

Ugu dambeyn, Wasiir Maxamed Soomaali ayaa sheegay in guushan ay tahay mid shacabka Soomaaliyeed u soo hoyatay, isla markaana mudan in loo dabaaldego, maadaama ay muujineyso horumarka iyo dadaalka joogtada ah ee dalka ka socda dhinaca Teknoolojiyadda iyo casriyeynta adeegyada isgaarsiinta Soomaaliya.

DHAMMAAD.
...................

Wixii faafaahin ah laxiriir
Xafiiska warfaafinta & Xiriirka Dadweynaha.
Ali Omar Abdulle

๐Ÿ“ง Email: [email protected]
Flicker:200615338@N03/" rel="ugc" target="_blank">https://www.flickr.com/photos/200615338@N03/
๐ŸŒ Website: www.moct.gov.so
facebook:https://www.facebook.com/MoCTSomalia?mibextid=ZbWKwL
๐Ÿฆ Twitter:
TIKTO:https://www.tiktok.com/?_t=8rXwxF2VIC0&_r=1

17/05/2026

Soomaaliya ayaa kaalinta 1aad ka gashay dalalka dunida ugu horumarka badan dhanka nidaaminta ICT-da.

Warbixinta International Telecommunication Union (ITU ) ee ilaalinta xeerarka ICT-da ayaa muujisay in Soomaaliya ay ka soo kacday 0.0 dhibcood sanadkii 2007, iyadoo gaartay 77.5 dhibcood sanadkii 2024.

Tani waa guul muujinaysa horumarka Soomaaliya ka samaysay dhismaha nidaam casri ah oo taageeraya tiknoolajiyadda, maalgashiga, tartanka suuqa, ilaalinta macaamiisha, iyo isbeddelka dhijitaalka ah.

Soomaaliya: ka soo kabasho ilaa kobac dhijitaal ah.

17/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ‰

Soomaaliya waxay gaadhay guul taariikhi ah, iyadoo qiimaynta ITU ICT Regulatory Tracker ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐š๐œ๐๐š๐ฒ ๐ŸŽ.๐ŸŽ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ• ๐ค๐ฎ๐ง๐š ๐ ๐š๐š๐๐ก๐š๐ฒ ๐Ÿ•๐Ÿ•.๐Ÿ“ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’, taas oo ka dhigtay dalka ugu horreeya adduunka ee sameeyay horumarka ugu weyn dhanka nidaaminta ICT-ga.

Waxaan hambalyo u diraynaa Soomaaliya, ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š (๐๐‚๐€), iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Guul Soomaaliyeed, horumar Soomaaliyeed. ๐Ÿ’™๐Ÿ“ฑ

Source: ITU ICT Regulatory Tracker 2007โ€“2024, Technical Note, May 2026.

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Regierungsdienstleistung in Berlin machen?

Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Lage

Adresse


Berlin
13509