Haleel Media

Wegbeschreibung

Haleel Media Waxaan aad u jecelahay la kaftanka asxaabta iyo dadka aan kala aragtida duwanahay, soo dhowaada wll qalbi furan.”

27/09/2026

Degdeg: mss world👀....
...

"Masjidku wuu ina fashiliyay."Waxaan ku tukaday masjid salaaddii ka dib ayaa nin waayeel ah oo iga dambeeyay igu yidhi i...
23/09/2026

"Masjidku wuu ina fashiliyay."

Waxaan ku tukaday masjid salaaddii ka dib ayaa nin waayeel ah oo iga dambeeyay igu yidhi isagoo hoos iila hadlaya:

"fiiri safafka h**e ee masjidka oo eeg wejiyada dadka."

Waan fiiriyay, markaas ayaan ku iri: "Maxaad ula jeeddaa?"

Wuxuu yidhi:

"Ma Ku aragtaa qof ka mid ah dadka taajiriinta ah, dadka mansabka sare ama dadka sumcadda leh?"

Waxaan ku iri: "Tiro aad u yar ayaa Ku jirta."

Wuxuu yiri: "Intooda badan waa shaqaale: ama darawal, ama farsamo yaqaan, ama shaqaale hoose."

Waxaan ku iri: "Waa run."

Wuxuu yiri:
"Sidaas oo kale ayay Ka yihiin Alle agtiisa.

Anigana fiiri meesha aan ku jiro iyo adiga oo ku jira safka afraad ama shanaad. Sidaas oo kale ayay noqon doontaa maalinta Qiyaamaha."

Markaas ayuu yiri:

"Masaajidku wuu ina fashiliyay, wuxuu muujiyay booska aan kaga jirno Alle agtiisa."

Hadalkiisii aad buu iiga yaabiyay, wuxuuna i siiyay cashar culus. Waxaan xusuustay hadalka Eebbe:

" والسَّابِقُونَ السَّابِقُونَ (۱۰) أَوْلَئِكَ الْمُقَرَّبُونَ (۱۱)

> "Kuwa horreeya (ee camalka wanaagsan ku hormara), waa kuwa Alle agtiisa ugu dhow."

Sidoo kale waxaan xusuustay hadalkii Rasuulka SCW.

> "Haddii dadka ay ogaan lahaayeen waxa ku jira (ajarka) codka eedaanka iyo safka koowaad, waxay ku imaan lahaayeen iyagoo gurguuranaya"
Tani waa xusuusin ku saabsan kuwa dib u dhiga salaadda safafka dambe.

Haddaba maxaa laga yidhi kuwa aan salaadda tukan gabi ahaanba, ama keliya Jimcaha tukada?

22/09/2026

Malabo da,ud👀

07/09/2026

Qays iyo burco😂😂

05/09/2026

😭😂 “Khamri iyo afur?!

03/09/2026

Hooyo fooshu hayso, haddana ninkeeda cuntadiisa ayay diyaarisay… 🥺❤️

02/09/2026

🌯🤣😂 Shuwaarmaduu Sameeeya 😂🤣🌯

31/08/2026

MAXAA KAAGA BAXAY? 😢👇🇸🇴

31/08/2026

Huda amuun yaa soo..!🫥

31/08/2026

Malabo da,ud🩶

Adresse

Büdingen
Frankfurt

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Haleel Media etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen