19/03/2026
عيد مبارك
Ciid Mubarik
Eid moubarak
Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de MODEL Hayabley, Service public, Dogley, Djibouti.
19/03/2026
عيد مبارك
Ciid Mubarik
Eid moubarak
Afur wadareed xisbiga Model laantiisa Xaafada Hayabley.
Afur wadareed looqabtay Haweenka Xisbiga Model.
17/02/2026
Munaasibada bisha barakaysan ee Ramadan awgeed xisbiga MoDeL ayaa deeq raashin ah u qaybiyay qoysas reer Djibouti ah.
15/02/2026
Dib-u-furista siyaasadeed ee xisbiga Model qaybtiisa baljiga ayaa maanta lagu qabtay magaalada Brussels, iyadoo ay hoggaaminayeen guddiga cusub iyo madaxweynahooda cusub, Moustapha Bouh Roble.
Iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen xoogagga mucaaradka ee muhiimka ah, kulankan wuxuu noqday waqti awood leh oo isu-duubni, falanqayn iyo is-weydaarsi dhisaya ah. Waxaa mar kale lagu adkeeyay ballanqaadkeenna wadajirka ah ee ku aaddan dimuqraadiyadda, xorriyadda iyo caddaaladda, sidoo kalena waxaa la dejiyay mudnaanta bilaha soo socda.
Guddiga cusub ee MoDeL Belgium wuxuu mar kale xaqiijinayaa rabitaankiisa ah inuu ku shaqeeyo midnimo, masuuliyad iyo go’aan adag, isaga oo u adeegaya halgankeena wadajirka ah.
Mahadnaq gaar ah dhammaan kuwii ka soo qaybgalay. Aan si wadajir ah u sii wadno halganka annagoo leh joogteyn iyo go’aan adag.
Halganku wuu socdaa.
09/02/2026
Kulan muhiim ah oo ay soo agaasintay. BSN oo loo qabtay dhalin yarada.
Doorashada gudoomiyaha guud xisbiga MoDeL ayaa mar kale loo Doortay Dr. Kadar Abdi Ibrahim, isagoo noqonaya Gudoomiyihii 4aad ee soo mara xisbiga.
Gudoomuyaha MoDeL Hayabley mudane Hassan Hoch Doualeh oo jeediyay Kalmad baraarujin ah.
29/11/2025
Renforcement des Capacités Politiques
Le 28 novembre 2025, MODEL
HAYABLEH a organisé, au profit d’une partie de la jeunesse, un programme de sensibilisation et de renforcement des connaissances politiques intitulé « Citoyenneté et Devoir du Citoyen ».
Les jeunes bénéficiaires du programme ont analysé la notion de citoyenneté de manière approfondie.
Nous avons pour objectif de consolider la conscience citoyenne et d’éclairer le fonctionnement politique de notre pays afin de pouvoir impulser un changement véritable et durable.
Félicitations à cette jeunesse engagée.
29/11/2025
Aqoon Karorsi Siyaasadeed.
28nov 2025 MODEL XAYAABLAY waxay uqabatay qayboh kamid Dhalinyarada Barnaamij Baraarujin iyo Oqoon kororsi Siyaasadeed ah oo cinwaakiisu Yahay WADANIMO IYO WAAJIBKA MUWAADINKA .
Dhalinyarada Loo qabtay Barnaamijka waxay Ufaleqeeyeen Wadanimada si qoto dheer.
Waxaan Inoo Qorsha ah inaan wacyiga muwaadinka dhisno Una ifino Qaab socodka Siyaasadeed ee wadankeena si,aan Isbadal khar qabo usamayn karno.
Hambalyo Dhalinyarada Heegan.