Laascanod oo si wayn ugu diyaar garoowday Soo dhawaynta raysalwasaaraha.
Hamze mohamed
Soomaali baan ahay.🇸🇴
Waxaan Ilaahay uga baryayaa ciidanka geesiyaasha ah ee dowladda Puntland inay guul ka gaaraan dagaalka ay kula jiraan naftood halligayaasha argagixisada ah ee ISIS. Ilaahay ha u xoojiyo, ha u mideeyo qalbigooda, hana siiyo guul ay dalkooda iyo dadkooda ku difaacaan.
Dhamaan shacabka Puntland Iyo Kan reer SSC KHATUMO waxaan ku boorinayaa in ay garab istaagaan ciidanka geesiyaasha ah ee u taagan difaaca diinta, dalka iyo dadka. Waa waajib qaran, mid tolnimo iyo mid diini ah in la taageero xaq u dirirka ka hortagaya cadowga damacsan burburinta amniga iyo horumarka Somaliya gaar ahan Puntland.
Ilaahay ha dhowro ciidanka qalabka sida ee Puntland, hana waafajiyo guul iyo gobanimo.
Faysal faaruq oo firdhiye u cabanaya 😂
Adna aadan oo hargaysa ka calaacalaysa ayaa Ku baaqday in daarood meel kasta oo uu joogo la laayo.
Eebbe ha unaxariisto aabihii Afrika Maxamed siyaad barre. Waxa uu ahaa nin Diin,Dal, Iyo Dadba jecel.
Cabdi cabdi: General qaydar.
8 guuto oo kamaandowska SSC KHATUMO aya Aya ahadda u jihaystay degmada ceerigaabo ee gobolka sanaag, sida la filayo ceerigaabo waa ololi doontaa.
Dushaada kumaanan dhalan Hadaan ku difaaciwaayo, dalkeygoow dartaa uma xiran dirayska...
Hadaan ku difaaciwaayo dalkeygoow dushaada kumaanan dhalan dartaa uma xiran dirayska...
Abwaan Aadan xuseen gurxan alle cimriga haw barakeeyee gabay uu tiriyey waxaa ka mid ahaa
" war waa tii garaaddo u baxeene beeshan reeraha, waa tii dagaal loo ballamay beerna loo cuno...
Wallaan shirshooroo camiran huunno celiseen."
Addis Ababa waa magaalooyinka ugu waa weyn ee lacagta somalida laga qaado lagu dhisay. 🇪🇹
Waxaas laami qurux badan iyo dabaq dheer meesha ka muuqdaayaa lacag teennii laga dhistay, halka somalidii lacagta laga qaaday ay cariishyo Marka roobku da'o aan roobka Celin marka qorraxdu joogtana aan milicda Celin ay ku jiraan oo hooy u yihiin.
Ethiopia Dadka keliya ee vissa yaal Dalalkale inay qaataan itoobiya u tagaa waa Somali.
Dadka ugu badan ee dhakhaatiirta tuban waa odayaashii dawladdii somaliyeed riday oo 70 ilaa 90 jirro ah iyo islaamo waayeel ah.
Qofka somaliga ah hadii ciddi far yaro xanuunto meelaan itoobiya ahayn dhakhtar uma aado waa qofka aan meelaha shishe gaadhi karine.
Subax dhawayd Baanu Oday da'diisa aan ku qiyaasay ilaa 60 jir Baanu makhaayad cunto isugu soo gal nay waanu is hayb sannay oo kaftanay Kuna idhi maalinkii aad dawladdaada qoriga u qaadatay adoo haysta wax kasta oo dawlad looga baahdo Sida biyo Bilash ah, caafimaad Bilash ah, wax barasho Bilash ah IWM ma filasay inay kugu dhici doonto ninkii qoriga kuu soo dhiibay ee ku yiri dalkaaga dumi Dowladdaadana la dagaallan inaad berri marti u ahaan doonto uusanna abaal kuugu hayn qori gii uu kuu dhiibay iyo taageeradii yarayd uu kuu muujiyey? Inta uu qoslay buu I yiri 'Nin weyn iyo naag umul ahi midna Suu wax u og yahay Uma sheego", taas oo ka dhigan isagoo xaqiiqa og inaanu afkiisa soo marin karin waan khaldanaa oo uu ogyahay inuu ceebaysan yahay.
🇸🇴
Ilaahay dawlad awood leh baan weydiisannay.
04/10/2024
Reer SSC KHAATUMO waxay ubaahan yihiin alla bari guud iyo duco, siiba ciidammada aad loogu duceeyo.
Guushii ciidanku gaadhay 25 august 2023 wixii ka danbeeyey maalin walba waxaad maqli ninba ninkii uu ka qaalisanaa ee quluubta reer SSC ku weynaa wuu dhintay, iyadoo qaddarka rabbi jiro oo wax hor istaagi karaa aysan jirin haddana ciidanka ilbaa ka muuqata iyo cawri lala tiig saday.
Shiikh aadan weli iyo culumada la midka ah dadka ha udceeyeen oo ha cashariyeen.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Website
Address
دكتور احمد رافع
Cairo
