allahayoow abaaraha naga bixi adigaa awoodlehe
Dugsiga Hoos/dhexe Gabal degmada cadadle
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Hoos/dhexe Gabal degmada cadadle, Public School, Addis Ababa.
waa maalinkii labaad oo uukasocdo imtixaanka fasalka 8aad qabalaha gabal ee deg mada cadaadle
01/07/2022
k
waxaa soo gaba gaboobaya imtixaankii teeramka 2aad ee sanad dug siyeedka 2014 ta
waxaa soo gaba gaboobay sanad kii 2014 waxaana lagalayaa maalmo yarkadib sanad cusub oo ah 2015ta waxaa bilaaban haya bari oo arbaca ah oo ay tahay bishuna22/10/2014ta imtixaan kii teeramka 2aad waxa aan sugnaayiba waa natiijo fiican allaa mahadlle
shirkan oo kamid aha shirarka joog tada ah ee dhinaca wax bara shada kana socda gudaha dugsiga
dugsiga hoose dhexe egabbal ee deg mada cadaadle ayaa waxaa uu xooga saaray bilihii u danbeeyay soo celinta ardayda ay baaruhu saameeyeen iyo kor uqaadida tayada wax barashada
07/06/2022
waa nuur cilmgu waa nacab jahligu
asc dhamaan bahda waxbarshada degmada cadadle
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Addis Ababa
