Qeylada iyo sawaxanka maalmahaan kajira baraha bulshada ee aay wadaan kooxdii dadqalatada ahaa ee, umul dooxayaashii baabiiyaya sharaftii diimeed, bani aadinimo, soomaalinimo maaha in bulshadii shalay bahdilka nocyadiisa kaladuwan loogeystay inaay ''umul iloow dhaw noqdaan" oo aay mujirimiintii shalay been abuurkooda maalin riyoodka ah dhagaha kawasaqeeyaan.
Dad qalatada Waxaay kudhax nafiseen una sahashay udhimrida Nidaamka jira oo usameeyay bulshadii shalay tacadiga loogeystay inaay mar 2aad dhagahood kumaqal jeel ciqaabeed, xabaal wadareed, umula dooxeed, kufsiwadareed.
Marnaba dhicimeeysa in tacadiyadii noocaas ahaa mar 2aad bulshadaani dhaxda ugasho hogaamin damiirkooda bani aadimo noolyahay oo kabadbaadisana waay horjoogta balse howshii shalay laga gaabiyay ee aheed in danbiilayaasha ciqaabti umada mariyeen inaay ayagana dhadhimiyaan ee layiri cashar hakabarteena cafisna Allah iyo umadii danbiga kagaleen haweeydiistaana haduu maanta sheydaan farta ugufiiqay inaay dhiiga shacabka markale mansab kugaarayaan xaasha,
Xanta hayaarate waa in uu xaalka isbadala.
Hon.Mohamed Mohamud Keynan
always be a honest and help other innocent people
20/03/2026
Waxaa maanta 2rakacadood ee ciidilfidriga si nabad ah laga oogay dagmada filtu ee xarunta Gobolka liiban
Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta caalamka kuwa dalka, degaanka gaar ahaan shacabka kunool gobolka liiban ciidan ciideda Rabi nabad barwaaqa iyo badhadha hanagugaarsiya.
Acmaashi bisha barakeeysan aan soo gudinina Allah hanaga aqbal
11/03/2026
Kormeer, taakuleyn iyo dabagalka xaqiijinta adeegbixinta bulshada lasiinayo iyo xoojinta hindisiyaasha xisbiga Barwaqo ee dalag & daryeel sifa bulshadeena ugubaxda kutiirsanaanta deeqaha dibida ayadoo dadaal badan lagiliyay tacabashada beeraha ayaan kusomarnay qabaleyada Ganale site teamka heer gobol iyo maamulka dagmada bokolmayo ee gobolka libaan.
09/03/2026
Kormeer iyo taakuleeyn aan kutagnay qabaleeya kamid ah dagmada bokolmyo ee goblka liiban taas oo laguxaqiijinayay adeeg bixinta iyo kajawaabida xaaldii jilaalka.
07/03/2026
OGEYSIIS KU SOCDA BULSHADA GOBOLKA LIIBAN
Muwaadiniinta sharafta leh ee ku nool Gobolka liiban, waxaan idin ku wargelinaynaa inaad isdiiwaangelisaan si aad uga qayb qaadataan doorashada soo socota. Codkiinnu waa mid go’aaminaya mustaqbalka dalkiinna iyo deegaankiinna.
Diiwaangelintu waxay bilaabatay saaka oo ah subax Sabti, taariikhduna tahay 28/6/2018.
Fadlan u soo baxa goobaha diiwaangelinta ee Goob doorashoyinka si aad u qaadataan Kaarka Codaynta Doorashada 07-aad.
05/03/2026
Waxaan kormeer kutagay harta/gidhibka looqodaya magaalada ayinle taas oo yareeyndoonta biya laanta mar waliba soo wajahda magaalada ayinle ee dagmada shaqadana si wanaagsan ayaay usocta
Rabi Roob kheyr qaba hanooga deeqa.
02/03/2026
Waxaan maanta kusodhaweynay xarunta gobolka liban teamka takuleynta iyo xaqiijinta xaalada jilaalka adag ee bulshadena kusuguntahay ayadoo xukumada bixisay jawaab cilinti waregyada kowaad ee dhinacyada gargaarka kuwaaso oo kal ahaa gargaarka dadka ee dhinaca rashimada,calafka xoolaha,biyadhaanka.
Kadib teamka heerdegan,heer gobol iyo maamulka dagmadaba waxaan booqanay gidhibka laguqodaaya iskutashi shacab oo 30,000 m³ qaadaya lonaqodaya magaalada filtu iyo gooba aay biyaha kacabaan bulshada reer guraga ah ee ceel gacmoodya ayaga aay qoteen.
Rabi naxariistisa roob kheyr qaba hanugusiya.
10/02/2026
Waa calamada doorashada 7aad ee xisbiga barwaaqo kugalaayo dorashada
Waxaay katurjameysa in lagabaxo kutiirsanaanta shasheye una gudubna iskufilnaasha qaran.
07/02/2026
Ma aniga maraay ku ambaday mise maandoriye ayuu liqay ina iley waa tuu ismoday inuu asturanyahaye mise xaqii umada oo kasoodahay ayaa kusoo hogoday.
waa nasiibdaro inuu cabdi iley oo ahaa dilaa arxaanlawe ahaa kuhadaaqa eraya horleh oo shacabka kadamqinaya boogahii 8sana uu maqnaa dhayataankooda lawaday,
waxaay aheed uguyaraan inuu cafis weydiista kuwii aas shalay uus xabaalay ehelkoodi.
Ruux kasta oo deeganka kunool markaas wareysato waxyeelo nafeed,diined iyo mida maalba wuu somaray intuu ina iley degaanka jogay,
Maantase Waxa hadlaya maaha ruuxda cabdi iley iyo kuwa lahadafka ahayba ee waa cadaaladii oo albaabah marlabaad garaaceysa maadama oo markii h**e laga ilduufay ee dhibanayashi haloo hiiliya.
Muda 4 cisha ah waxaan kusugnaa goobta biyaha looga sorixa dagmada filtu iyo dagmada dheka-suftu ee sora cilada jiray awgeed ayaay biyaha umaqnaayeen Alle subaxanahu watacaala ayaa noosahlay inaan xalina dhamaan caqabadahi tagnaa gaarsinana caawa biyaha, shacabka ooman ee filtu kunool ayadoo dagmada dhekasuftu shacab badan lawaraabiyay,
Dadaal badan ayaa lawada si shacabka oonka iyo haraadka jilaalka looga tiri lahaa ee shacabkeygow adinkana docada nagukaba waad ladnaaneysan i.a
Allow adaa qani ahee gacantaada nooga deeq
Docada waa xagina.
Inaalilaahi Wa Ina illahi Rajicun,
Alle Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Ader Xassan Keynan anagana samir iyo imaan Alle hainagasiiyo gadashina Rabi namafidneya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Addis Ababa
